Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Xeer ilaaliyaha Mareykanka oo Jawaab kulul ka bixiyey weerarkii uga yimid Madaxweyne Trump

    Xeer ilaaliyaha Mareykanka oo Jawaab kulul ka bixiyey weerarkii uga yimid Madaxweyne Trump

    August 24, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xeer Ilaaliyaha Guud ee  Maraykanka Jeff Sessions ayaa jawaabay kulul ka bixiyey  weerar uga yimaada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, isagoo ku adkaystay in Waaxda Caddaaladdu ee uu madaxda ka yahay aysan marna u hoggaansami dooninb caddaadiska siyaasadeed ee lagu hayo.

    Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Xeer ilaaliyaha Jeff Sessions uu yahay qof daciif ah oo  maamulin Waaxda Garsoorka Mareykanka, isla markaana wuxuu ku eedeeyay inuusan waxba ka qaban karin falalka ay ku daba galeyso isaga. Waana markii saddexaad ee Trump uu wax ka sheego shaqsiyadda  xeer ilaaliyaha guud.

    Rabitaanka Trump ayaa ah Waaxda Cadaaladda Mareykanka ay joojiso baaritaanka lagu hayo in Ruushku uu farogaliyay Doorashadii Maraykanka ee 2016-kii, isagoo rajo ka qaban xeer ilaaliyaha oo ahaa nin taageersan isaga oo uu xilka ugu magacaabay rajo uu ka lahaa inuu la safto.

    Jeff Sessions oo bilowgii taageeray ololaha Trump ayaa dhinac uga istaagay baaritaankaas, si uu uga baaqsado inay iska horyimaadaan danihiisa gaarka ah iyo baaritaanka socda, wuxuuna hawshaas u igmaday ku xigeenkiisa Rod Rosenstein.

    Go’aankaas uu qaatay Sessions iyo horumarka laga sameeyay baaritaanka uu wado Robert Mueller oo ah dambibaare gaar ah oo hadda la sheegay inuu eegayo in Trump uu carqaladeeyay caddaaladda ayaa horseeday in uu is hayn waayo madaxweyne Trump isaga oo afka iyo Twitterkaba adeegsanaya.

    Madaxweynaha ayaa ku adkaysanaya in aysan wax wada shaqayn ah dhexmarin ol’olihiisii doorashada iyo dawladda Ruushka, wuxuuna diiday in uu isku dayay in uu carqaladeeyo caddaaladda.

    Xiriirka sii xumaaday ee Trump iyo Jeff Session ayaa laga yaabaa inuu keeno xil ka qaadis uu Trump ku sameeyo, taasoo looga digay inuu ku dhaqaaqo Trump, waxayna keeni kartaa inauy isku dhacaan xubnaha xisbiga Jamhuuriga oo caddeeyay inay garab taagan yihiin xeer ilaaliyaha guud.

    Jeff Sessions Trump US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo soo bandhigtay Muuqaalka Weerarkii Bariire ee Ogost 2017 [Daawo Hubkii ugu badnaa & Qasaaraha]
    Next Article Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo Kulan weyn ugu yeeray Madaxda & Odayaasha Soomaalida Itoobiya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo