Browsing: Caalamka
Qareenkii hore ee madaxweyne Trump ee lagu magacaabo Michael Cohen ayaa maxkamad ku taalla Manhattan ka qirtay dambi dhowr ah…
Madaxii hore ee ololaha doorashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ninka lagu magacaabo Paul Manafort ayaa lagu helay 8 denbi oo…
Qareenkii mudada dheer ee madaxweyaha Mareykanka Michael Cohen ayaa la sheegay inuu heshiis la galay hay’adaha sharciga Mareykanka, isagoo qiraya dembiyadii…
Ruushka ayaa shaaca ka qaaday inuu si degdeg bilaabayo sanadka cusub 2019-ka inuu Gantaalaha S-400 ee casiga ah ku wareejiyo…
Dowladda Iiran ayaa soo bandhigtay diyaraadii dagaal ee ugu horeysay oo ay iyadu sameysatay, taasoo ah diyaarad dagaal oo jet…
Qaar ka mida dowladaha Islaamka ayaan maanta laga ciideynin waxayna ku khilaafeen Sacuudiga iyo dalalka kale ee islaamka maalinta ay…
Waxaa sii xoogeysanaya is-maandhaafka u dhaxeeya dowladaha Turkiga iyo Maraykanka, waxayna arrimaha salka ku hayaan labo wadaad oo midna masiixi…
Muran iyo dood weyn oo ku saabsan maalinta ciidul adxaa ku beegan tahay ayaa ka taagan dalka Kenya, kaddib markii…
Dawladaha Qatar iyo Turkiga ayaa saxiixday heshisi ay ku aasaasayaan nidaam ay lacagahooda ku kala sariftaan oo joogto ah kaasoo…
Iyadoo maanta ay xujeyda ka kala timid dunida dacaladeeda taagan yihiin Carafa ayaa maalintan lagu tilmaamaa mid ka mida kuwa…
Wararka laga helayo magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in weerar hubeysan saaka lagu qaaday safaaradda Mareykanka ee magaaladaasi.
Hay’adda Caalamiga ah ee Xuquuqda insaanka fadhigeedu yahay dalka Mareykanka Human Rights Watch ayaa ku baaqday baaritaan lagu sameeyo tacadiyadii ka…
Sidii caadadda ahayd dhar cusub aya saaka loo xiray Kacbada barakeysan ee Maka Almukarama kadib salaadii subax, iyadoo sanad kasta…
Martida Alle ee xujeyda sanadkan ayaa ku qulqulaya maanta maxfalka MINA oo ah halka ay acmaasha xajka maanta ka bilaabaneyso…
Waxaa goor dhow la shaaciyey inuu geeriyooday Xoghayihii Qaramada Midoobay ee hore Kofi Annan, kaasoo ku guuleystay biladda nabadda adduunka…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa sheegay in ay ahayd in dadka Falastiiniyiinta si wanaagsan loo ilaaliyo oo…
Sacuudiga oo 100 Milyan Doolar u deeqay degaanada ay isku heystaan Turkiga iyo Mareykanka ee Suuriya
Dowladda Sucuudiga ayaa shaacisay inay 100 milyan oo doollar ugu yabooheyso dib u dhiska qeybo ka mid ah dalka Suuriya,…
Dagaal dhinaca afka aha ayaa ka dhex qarxay Madixii hore ee CIA-da John Brennan iyo Madaxweyne Donald Trump, kadib markii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ugu hanjabay dalka Turkiga inuu ku soo rogayo cunaqabteyn cusub oo dhaqaale haddii…
Dowladda Itoobiya ayaa sha cisay inay Ciidamadeeda kala baxeyso jiidda hore ee xuduudda ay la leedahay Eretrea oo muddo 20…
