Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Qareenkii Madaxweyne Trump oo isu dhiibay FBI-da [Dembiyo uu qiranayo & Maxkamad lasoo taagayo]

    Qareenkii Madaxweyne Trump oo isu dhiibay FBI-da [Dembiyo uu qiranayo & Maxkamad lasoo taagayo]

    August 21, 2018Updated:August 22, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qareenkii mudada dheer ee madaxweyaha Mareykanka Michael Cohen ayaa la sheegay inuu heshiis la galay hay’adaha sharciga Mareykanka, isagoo qiraya dembiyadii uu galay, isla markaana ka caawinaya baaritaanka lagu hayo doorashadii Mareykanka ee Trump ku soo baxay.

    Heshiiska ayaa waxaa ka mida in xabsi lagu xukumo, isaguna uu runta ka sheego wixii uu ogaa kiiska la baarayo ee Trump, waxaana dembiyada uu qiranayo ka mida canshuur lala baxsaday dhaqaalihii ololaha Trump, laaluush la siixay hablo jirkooda ka ganacsada oo sheegay inay Trump la seexdeen si ay u aamusaan, xisaabaad been abuur ah iyo dembiyo kale.

    Saxaafadda Mareykanka ayaa ku warrameysa in Qareenkii hore ee Donald Trrump ninka lagu magacaabo Michael Cohen uu isu dhiibay hay’adda dembi baarista Mareykanka ee FBI-da kadib baaritaan muddo dheer ku socday oo ku saabsan wax is daba marin iyo canshuur la baxsasho.

    Arrinta halis ku keeneysa madaxweyne Trump ayaa ah in Cohen uu maxkamadda u sheegay in denbiyada loo heysto uu wax ogaa, isla markaana ay isla maamuleen Donald Trump.

    Waxaa la filaya in maxkmad ku taalla New York la soo taago qareenkan oo culeys hor leh ku keenaya madaxweyne Trump, wuxuuna ka mid yahay xubnihii muhiimka ahaa ee ololaha doorashada Trump oo dacwado ku socdaan.

    Heshiiska uu la galayo hay’adaha sharciga ayaa michihiisu yahay inuu ka badbaado xabsi muddo dheer, isagoo codsan doona inuu dembiile yahay oo loo naxariisto, taasoo aan macnaheedu yahay inuu dacwad ku furayo Trump.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Ruushka oo ku dhawaaqday inay degdeg Turkiga u siinayso Gantaalaha Casriga ah ee S-400 [Warbixin]
    Next Article Madixii Ololaha Doorashada Madaxweyne Trump oo lagu helay 8 Dembi iyo Xabsi dheer oo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo