Browsing: Caalamka
Amiirka dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqay in lacag dhan 15 Bilyan oo Doolar uu dalkiisu ku maalgelinayo dalka Turkiga oo…
Mas’uuliyiintii DDSI oo looga yeeray Addis ababa & Go’aan Itoobiya ka qaadatay Ciidamada Liyu Police
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegay in dhammaam mas’uuliyiintii dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya looga yeeray magaalada Addis ababa.
Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca iyo halka uu kasoo jeedo asalkiisa ninkii gaariga ku jiiday jidgooyo amniga loogu talagalay…
Saddex qof oo Somali-American ah ayaa ku guuleystay doorashadii hordhaca ahayd ee loo galay Koongareeska iyo Aqalka Baarlamaanka dalkaasi.
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in waxyaabo qarxa iyo hub isugu jira lagu qabtay waqooyiga Itoobiya, siiba Gobolka…
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyib Erdogan ayaa ku hanjabay in dalkiisa uu cunaqabatayn kusoo rogi doono badeecooyinka Mareykanka, siiba qalabka elektronikada …
Haweenay hore la-taliye u ahayd madaxweyne Donald Trump ayaa baahisay cajalad sir ah oo ay ka duubtay Madaxweyne Donald Trump.
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in Gaari xowli ku socday lagu dhufay Derbi amni oo laga ilaaliyo dhismaha…
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamda Liyu Police ee dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ay dad Oromo ah…
Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabo ay ku dajinayso suuqyada ka dib markii qiimaha lacqagtoodu uu meeshii ugu…
Wararka laga helayo magaalda Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in qaar ka mida madaxda Jabhadda hubeysan ee ONLF…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirkii Isgaarsiinta xukuumadda Federaalka Itoobiya Axmed Shide loo doortey Gudoomiyaha Xisbiga talada haya…
Qaar ka mida dowladaha Islaamka ayaa ku khilaafay Sacuudiga maalinta ay ku beegan tahay Ciidul Adxaa iyo dhalashada bisha Carafo…
Shirkadaha shidaalka ayaa shaqaalaha kala baxay dhulka Soomaalida Itoobiya, kadib shaqaaqooyinkii dhowaan ka dhacay degaanadaasi oo keenay xaalado amni darro…
Jabhadda ONLF ayaa maanta magaalada Nairobi maanta uga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, kadib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wacad ku maray inuu ka hortegi doono handadaadda uga timid madaxweynaha Mareykanka iyo dagaalka…
Maxkamada Sare ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa Caawa ku dhawaaqday maalinta Ciidul Adxaa ku beegan tahay iyo dhalashada bisha Dul…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qalalaasaha ka dhacay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo keenay…
Bogga Twitter-ka ay ku leedahay ha’yadda caafimaadka adduunka ayaa fadeexad ka dhatalay kaddib markii mid kamid ah shaqaalaha ha’yadda uu…
Injineer Mareykan ah oo ka howlgala Garoonka magaalada Seattle ee dalka Mareykanka ayaa halkaasi kala baxsaday diyaarad rakaab isagoo si…
