Browsing: Caalamka
Dowladda Ertirea ayaa cambaareysay war kasoo baxay dowladda Canada oo ka dhan ahaa Boqortooyada Sacuudiga, iyagoo ku tilmaantay mid mas’uulyad…
Madaxweynaha Mareykanka oo raba in uu ciidan u sameeyo meel ka baxsan meeraha dhulka. Ciidamada Jawiga sare: Ololaha 2020 ee Trump…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay inay maalgelineyso dhismaha Dhuun shidaal oo isku xiri doonta magaaladda dekadda leh ee Casab ee…
Sacuudiga oo Soomaaliya dib ugu celiyay Markab siday Xoolo lagu sheegay Cudur oo ka dhoofay Boosaaso
Dowladda Sacuudiga ayaa dib u soo celisay mid ka mida Maraakiib Xoolo u qaaday dalkaasi oo loogu talogalay mowsimka xajka…
Hooyada iyo aabaha dhalay Marwada u dhaxda Madaxweynaha Mareykanka ee Donald Trump oo ah sodoh iyo sodog ayaa la siiyey…
Golaha Dhexe ee xisbiga ka taliya Degaanka Soomaalida ayaa looga yeeray magaalada Addis Ababa, kadib markii dowladda federaalka lasoo xiriirtay,…
Nin Somalida-UK ah oo Imaaraadka loogu heysto Ganaax lacageed ka badan 46,000 Doolar [Daawo Sawirro]
Nin Somali-UK ah ayaa magaalad Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta loog heystaa ganaaxii ugu weynaa ee lacageed oo la saaray…
Iyadoo xaaladda magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida Itoobiya ay weli ka jirto hubanti la’aan siyaasadeed iyo mid amni ayaa…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaasheegay in Ururka Al Shabaab ay qarax Miino ay la beegsadeen ciidamada Kenya, kasoo qasaare…
Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad degaanka soomaalida ee Itoobiya ee xilka ka degay Cabdi…
Dowladda Soomaaliya ayaa taageertay Go’aanka ay dowlada Boqortooyada Sacuudiga xiriirka ugu jartay dalka Canada iyo xiisada ka dhex taagan labadasi…
Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la saxiixatay jabhadda hubeysan ee Oromada OLF, heshiiska ayaa lagu saxiixay magaalada Asmara ee caasimadda…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qaabka loo qabtay madaxweynihii hore iyo is-maamulka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) oo…
War hadda soo dahcay ayaa sheegaya in madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka SAoomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar…
Dowladda Jabuuti ayaa magaalada Diridhabe ka soo daad guraysey dadkii reer Jabuuti ee halkaasi ku noolaa, kadib markii halkaasi lagu…
Madaxweynaha cusub ee loo magacaabay Is-maamulka Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Axmed Cabdi Maxamed (Ilka-case) ayaa ah wiil dhalinyaro ah oo…
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa xukun degdeg ah ku soo rogtay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya, iyadoo uu is casilay madaxweynihii maamulkaasi…
Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu xilka iska casilay, kadib qalalaase iyo khilaaf ka dhex taagnaa isaga…
DEGDEG: Milateriga Itoobiya oo galay Diridhabe [Liyu Police oo banneeyay & Soomaalida oo ka Qaxeysa]
Wararka laga helayo magaalada Diridhabe ayaa sheegaya in ciidamada federaalka Itoobiya ay galeen magaalooyinka Jugjiga iyo Diridhabe oo labadii maalmood…
Waxaa si weyn u sii xoogeystay Rabshadaha u dhaxeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada magaalada Diridhabe, iyadoo wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in…
