Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeysay qiray arin uu in badan beenin jiray oo ku saabsan in wiilkiisa…
Wararka laga helayo magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya aayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay degan tahay, inkastoo cabsi…
Dawladda Boqorttoyada Sacuudigaa ayaa ceryisay safiirkii dalka Canada u fadhiyey dalkeeda iyadoo ku dhawaaqday inay hakisay dhammaan ganacsigii iyo maalgalintii cusbayd…
Warar kala duwan ayaa tan iyo shalay kasoo baxayey halka uu ku danbeeyay madaxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar (Iley), isagoo…
Wararka laga helayomagaalada Diri-dhabe ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in rabshado waaweyn iyo qas ay halkaas qarxeen.
Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Federaalka Itoobiya ayaa war kasoo saartay xaaladda ka taagan magaalada Jigjiga ee is-maamulka Soomaalida oo falal amni…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in xaaladda magaalada ay weli qasan tahay iyadoo ciidamada milateriga ee saaka…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya inay xaaladda faraha ka baxday, iyadoo boob xoog leh iyo bililiqo ay…
Wararkii ugu dabeeyay ee magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in qalalaase weyn uu magaalada ka jiro iyadoo la gubay kaniisadii magaalada…
Xaaladda magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa qasan, kadib markii ciidamada milateriga Federaalka Itoobiya ay saaka la wareegeen goobaha…
Wararka laga helayo Magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Milatariga dowladda Federaalka Itoobiya ay…
Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inaysan aqoonsaneyn xukunkii kasoo baxay Maxkamadda London ee dhexdhexaadinta Caalamiga ah, kaasoo ku saabsanaa dacwad ay…
Waxaa markii ugu horreysay hadashay hooyada dhashay hogaamiyihii ururka Al-Qaacida ee la dilay Usaama Bin Laaden oo lagu magacaabo Caaliya…
Dowladda Jabuuti ayaa ku gacan seyrtay go’aan ay soo saartay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dhexdhexaadinta khilaaaadka ee Xarunteedu tahay magaalada…
Ra’isulwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrin aad loo hadal hayay oo ku saabsan qoondada…
Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga horjeesatay go’aanka dowladda Mareykanka ay cunaqabateynta ku saartay labo wasiir oo dowladda Turkiga ka…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dalbaday in si degdeg ah loo joojiyo baaritaanka la xiriira fadeexaddii Ruushka ee farogalinta doorashada…
Dowladda Jabuuti ayaa beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo sheegaya in madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle uu dhowaan booqasho…
Iyadoo uu sii xoogeysanayo dagaalka Ganacsi ee dalalka Mareykanka iyo Shiinaha ayaa dowladda Mareykanka ay wadaa qorshe kale oo ay…
Hay’ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa dib u habeyn ku sameysay Daaha ku wareegsan Kacbada oo ka…
