Browsing: Caalamka
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo booqasho ku maraya dalka Mareykanka ayaa shaaciyey sheeko dhex maray isaga iyo dhaxalsugaha Imaaraadka Carabta…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa shuruud ku xirtay dib u soo celinta xiriirkii xumaaday ee ay lahayd Soomaaliya sida uu shaaciyey Wasiiru…
Dayax madoobaadka Caawa laga arkay dunida inteeda badan wuxuu ahaa midkii qarniga 21-aad oo kaliya aan ugu waqtiga dheereyn, balse…
Bisha ayaa xilligan qeyb ahaan madoobaatay sida ay ku soo warramayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee…
Waxaa la saadaaliyay in Dayax madoobaad gaara oo noociisu dhif yahay uu ka dhici doono dunida Caawa iyadoo laga arki…
War kasoo baxay ciidamada Booliska Itoobiya ayaa lagu xaqiijiyey in geeridii ku timid Guddoomiyihii Mashruuca Biyo xireenka weyn ee Abay…
Guddoomiyihii Mashruuca weyn ee biyo-xireenka Renaissance Dam ee dalka Itoobiya Simegnew Bekele ayaa isaga oo meyd oo ku jira Gaarigiisa…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar Gantaallo ah ku qaaday maraakiib shidaal oo Sacuudiga lahaa kuwaasoo marayey Badda Cas meel u…
Ciidamada Israa’iil ayaa soo ridday mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee Suuriya oo ay ku eedeysay inay dul mareysay hawadeeda…
Booliska dalka Canada ayaa shaaciyey ninkii fuliyey weerarkii toogashada ahaa ee ka dhacay magaalada Toronto habeenkii Axadda, iyadoo ninkaasi uu…
Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa la siiyay abaalmarinta ugu sarraysa ee uu bixiyo dalka Imaaraadka…
Maxkamadda Cadaallada Adduunka ee ICJ ayaa go’aan ka gaartay goor dhoweyd Dacwadii ay dowladda Qatar u gudbisay Maxkamadda ee ka…
Iyadoo ay kasii dareyso xiisad ka dhex taagan dalalka Mareykanka iyo Iiraan ayaa waxaa ereyo kulul is weydaarsaday madaxweynayaasha Iiraan…
Weerar ka dhacay magaalada Toronto ayaa lagu dilay qof haweeney dhalinyaro ah, waxaana lagu dhawacay 13 kale markii rasaas lagu…
Xaalad lama filaan ah ayaa qabsatay nin Kirishtaan ah oo dalka Itoobiya magaalo ku taallo ka sheegtay inuu yahay Nebi,…
Warbaahinta dalalka Sacuudiga iyo Qatar ayaa weerar culus ka dhex qarxay iyadoo arrinta la isku hayo ay markan tahay Xajka…
Israa’iil ayaa billaawday duqeymo ay ku bartilmaameedsaneyso xerooyin ciidan oo ku yaalla marinka qaza, kaddib marki askari lagaga dilay rasaas…
Nin ayaa middi ku weeraray dad saarnaa bas, magaalada ku taalla waqooyiga Jarmalka ee Luebeck, isagoo dhaawacay 14 qof oo…
Dowladda Jabuuti ayaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ka codsatay in uu gacan ka geysto sidii muranka xudduuda…
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa Liiska argagixisada ku dartay kooxda Jamaactu Al Hijra oo ah Alshabaab-ka ka howlgala Kenya iyo qeybo…
