Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DEGDEG: Xuuthiyiinta Yeman oo Gantaal la helay Markab Sacuudigu leeyahay oo Shidaal siday

    DEGDEG: Xuuthiyiinta Yeman oo Gantaal la helay Markab Sacuudigu leeyahay oo Shidaal siday

    July 26, 2018Updated:July 26, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar Gantaallo ah ku qaaday maraakiib shidaal oo Sacuudiga lahaa kuwaasoo marayey Badda Cas meel u dhow Marinka Baab Almandab ee dalka Yeman.

    Weerarka oo ahaa kii ugu horeeyay ee Xuuthiyiinta ay la beegsadaan Maraakiibta Sacuudiga ee shidaalka qaada ayaa la sheegay inay Gantaallada waxyeelo gaarsiiyeen Markab ka mida laba markab oo ay weerarreen, sida lagu sheegay war ka soo baxay dowladda Boqortooyada Sacuudiga oo ku dhawaaqday inay joojisay maraakiibtii shidaalka ee mara Marinka badda Cas ee Baab Al-mandab.

    Shirkadda Shidaalka Sacuudiga ee ARAMCO ayaa goor dhow soo saaray war-cad oo ku saabsan weerarka Xuuthiyiinta oo weerar ku qaaday laba Markab oo shirkaddu leedahay, kuwaasoo siday midkiiba Hal Milyan oo fuusto, iyadoo mid ka mida  oo lagu magacaabo DAMAAM uu soo gaaray qasaare kooban.

    Xuuthiyiinta ayaa dhinacooda sheegay  in Gantaal ay ku rideen markabka Damaam uu si toos ah u haleelay, sidii loogu talogalayna ugu dhacay Markabka, waxayna sheegeen inay weeerar gantaal ku haboon ku qaadeen Markabka meel u dhow Galbeedka dalka Yeman ee magaalada Xudeyda.

    Wasiirka Saliida Sacuudiga Khaalid Al-faalix ayaa shaaciyey in Sacuudiga gebi ahaan joojiyey inay maraakiibtiisu maraan badda Cas, gaar ahaan marinka Baab Al-mandab, ilaa iyo inta uu marinkaasi noqonayo meel amni ah oo aanay wax halis ah uga imaaneynin Maraakiibteeda.

    Waxaa socda dadaal loogu jiro in maraakiibta ku waxyeeloobay weerarka Xuuthiyiinta dib loogu celiyo dalka Sacuudiga.

    Markab shidaal Saudi Weerar Xuuthiyiinta Yeman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirka Waxbarashada: “Hadalkeygii Aqoonsiga Jaamacadaha si khaldan ayaa loo tarjumay” [Akhriso]
    Next Article KDF killed Hormuud Telecom workers and destroyed Communication Mask

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo