Dowladda Imaaraadka ayaa ku hanjabtay inay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii ay Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen magaalada Abu Dhabi…
Browsing: Xuuthiyiinta
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa weerar Gantaallo ah ku qaaday maraakiib shidaal oo Sacuudiga lahaa kuwaasoo marayey Badda Cas meel u…
Taliska ciidamada Imaaraadka Carabta ayaa shaaciyey in afar askari oo ka tirsan ciidamada dalkaasi lagu dilay dagaalka ay maanta qaadeen…
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Yeman ayaa bilaabay dagaal ay ku doonayaan in dib loogu qabsado dekadda Xudeyda…
Wararkaa laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegay in kooxda Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaallo nooca Plastic-ada ah ay ku rideen magaalada…
Kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa caawa Gantaallo Plastic ah ku weerarray magaalada Najraan ee Koonfurta Sacuudiga.
Kooxda Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa la safatay dowladda Soomaaliya iyadoo ku taageertay xiisadda diblomaasiyadeed ee kala dhaxeysa Imaaradda Abu Dhabi.
Wararka laga helayo caasimadda Sacuudiga ee Riyaad ayaa sheegaya in gantaallo lagu weeraray magaaladaasi, iyadoo laga maqlay qaraxyo waaweyn.
Ciidammada Sacuudiga ayaa sheegay inay soo rideen toddobo gantaal oo Jabhadaha Xuutiyiinta ah ee Yemen ay Sucuudiga ku soo rideen…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa jawaab ka bixiyay hanjabaad kasoo yeertay Kooxaha Xuutiyiinta Yemen oo ku saabsan…
“In aan guulaysanayo waxaan ku gartay in aysan Sacuudi ila jirin”.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Gantaal nooca blastic-ada ah oo Xuuthiyiinta Yeman ay maanta ku rideen magaalada Riyaad ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Xuuthiyiinta Yeman ay Gantaal Blastic ah ku weerarreen caasimadda Sacuudiga ee magaalada…
Meydka Madaxweynihii hore ee Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa lagu muujiyay Video uu baahiyay Telefishanka Masiira ee kooxda Xuuthiiyinta Yeman.
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Cabdalla Saalax lagu dilay dagaal uu Xuutiyiinta…
Dagaal ayaa maalintii afraad ka socda magaalada Sanca ee dalka Yeman, iyadoo ay is fara saareen taageerayaasha madaxweynihii hore ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xill dambe si kulul u cambaareeysay duqeyntii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen garoonka magaalada Riyadh ee…
Boqotooyada Sacuudiga ayaa soo saartay liiska 40 xubnood oo ka mida hoggaamiyeyaasha iyo saraakiisha kooxda Xuuthiyiinta Yeman ee dagaalku kala…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ay Gantaal Plastic ah ku weerartay garoonka Boqor Khaalid…
Kooxda Xuuthiyiinta Yeman ayaa Gantaal nooca Balastikada ah ku riday dalka Sacuudiga iyadoo ku weeraray dhinaca magaalada barakeysan ee Maka…
