Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Maxaa ka danbeeya Dhaarta Xuutiyiinta Yemen ee Berbera & fashilka Isbaheysiga Sacuudiga..? (Qormo Xiiso leh)

    Maxaa ka danbeeya Dhaarta Xuutiyiinta Yemen ee Berbera & fashilka Isbaheysiga Sacuudiga..? (Qormo Xiiso leh)

    December 26, 2017Updated:December 26, 20173 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    “In aan guulaysanayo waxaan ku gartay in aysan Sacuudi ila jirin”. Hadalkaas waxaa laga xigtay Madaxweyne Cali Cabdalla Saalax 1994, marki uu hogaaminayey dagaalkii Koofur iyo Waqooyi ee midnimadii Yemen, xiligaas oo la weydiiyey; Koofurtu waa idinka hub badanyihiin, waana idinka tababar fiicanyihiin ee sideed uga guuleysan kartaan? Wuxuu ku jawaabay Sacuudiga ayaa iyaga la jirto, cid ay la jiraana wiligeed ma guuleysan.

    3 sano ka hor ayey Sacuudi iyo Imaaraat dhiseen Isbahaysi Ciidan Caalami ah oo Sunni ah si ay uga xoreeyaan Caasimada Sanca ee Yemen Jabhada Shiicada ee Xuutiyiinta oo Sacuudiga iyo Imaaratku horey ugu taageeren ilaa 2 Billion$ qabsashada Caasimada si ay uga takhalusaan dawladii sharciga aheed ee Haadi iyo Xizbiga Islaax oo ahaa kan ugu shacbiyada badan Yemen, iyaga oo rabay in ay xukunka ku soo celiyaan Reer Saalax oo lagu riday Kacdoon Shacbi 2011 oo uu abaabulay Xizbiga Islaax.

    Nasiib darro 3 kadib markii la burburiyey dalkii Yemen; dawladiisii iyo midnimadiisii lana gaarsiiyey halkii aan joognay 1992; dagaal sokeeye, jabhado, mooryaan, gaajo, jahli, daacuun, qax, barakac, xadgudub iwm, lana dilay Cali C. Saalax oo filayey saacado ka hor dilkiisa in Sacuudi iyo Imaaraat xukunka dib ugu soo celin-doonaan.

    Dhibaatadaas iyo khasaarahaas kadib ayey kusoo laabteen halkii ay ka bilaabeen 7 sano ka hor markii Bin Salmaan iyo Bin Zaayid la kulmeen hogaanka Xizbiga Islaax, kana codsadeen in ay dib uga xoreeyaan Xuutiyiinta dalka Yemen, taageerana siiyaan goor xeero iyo fandhaal kala dhaceen.

    Sidii Kacdoonkii Maxkamadihii Somaliya 2006, markii ay qabsadeen Koofurta ayna dejiyeen soona celiyeen kala danbeyntii iyo nidaamkii ayaa xoog iyo isbahaysi lagu riday, 3 sano kadib ayaa dawladii oo dhan loo dhiibay iyaga oo aan soo celi karin nidaam, kala danbeyn, midnimo iyo dawlad nimo, magac mooyee!.

    3 kadib ayey Xuutiyiintu ku guuleysteen in ay Sawaariikh ku garaacaan Riyadh, Abu dhabi iyo Hageysana ugu hanjabaan in ay garaaci doonaan hadii ay faraha kala bixi waayaan arimaha Yemen, ayna haystaan Sawaariikhda Palastiya oo ay ku garaaci karaan Hargeysa iyo Berbera iyaga oo gacan ka heli doona dawladaha Iiraan, Carab iyo Afrikaan ba.
    2 sano ka hor markii Saldhiga Berbera lagu wareejiyey dawlada Imaaraatka ayey ka digeen khubaro Milatery in Saldhigaas uu saameyn ku yeelan-doono dagaalka Yemen, khatarna ku noqon karo midnimada iyo xasiloonida gobalada Somaliya.

    Hadaba ma laga yaabaa hadii Siyaasiyiinta ay taageeraan Saciidiga iyo Imaaraatku ay guuleysan waayaan in ay dib u dhisaan Jabhado hubeysan sida; Yemen, Liibiya, Suuriya, Ciraaq iwm?.

    Waxaa haboon kana sugeynaa dawlada Federaalka iyo Somaliland in ay ka jawaabaan hanjabaada Xuutiyiinta iyo faragelinta Carabta, iskana kaashadaan inta aan dib loo burburin wixii yaraa ee dib loo dhisay 25 sano, kuna cibra qaataan waxa ku dhacay waalahood Yemen.
    “Geeridii galbeed laga sheego, gondahaaga ka eeg”.

    W/Q: Maxamed Nuur Gacal

    Sacuudiga Saudi Somaliland Xuuthiyiinta Yeman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuran ka dhashay Mushaarka Xildhibanaanda oo loo baajiyey kulankii Baarlamaanka Hirshabeelle
    Next Article Somaliland oo hakisay dhismaha saldhiga Milateriga Imaaraadka ee ka socday magaalada Berbera

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo