Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 12
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»SAWIRRO: Magaca Ninkii weerarka Gaari ku qaaday Baarlamaanka Ingiriiska iyo dalka uu kasoo jeedo oo la shaaciyey

    SAWIRRO: Magaca Ninkii weerarka Gaari ku qaaday Baarlamaanka Ingiriiska iyo dalka uu kasoo jeedo oo la shaaciyey

    August 15, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca iyo halka uu kasoo jeedo asalkiisa ninkii gaariga ku jiiday jidgooyo amniga  loogu talagalay oo ku taalla dhismaha baarlamaanka UK ee magaalada London shalay.

    Ninkan ayaa la sheegay in lagu magacaabo Salih Khater. Waxayna sheegeen Booliska inuu yahay muwaadin dhalashada Britain haysta balse uu asal ahaan ka soo jeedo dalka Sudan, iyadoo baaritaan ku socdo waxa ku qasbay weerarka, laakiin wuxuu diiday inuu gacan siiyo booliska ama faahfaahin bixiyo.

    Salih Khater ayaa da’diisu tahay 29 sano jir qaxootinimo uga tegay dalka Suudaan, waxana dhalay aabe beerayley, isagoo deganaa magaalada Birmingham, halkaasoo uu safar qaatay lix saacadood ku yimid magaalada London intii aanu geysan weerarka.

    Waxaa la rumaysan yahay in hay’adda sirdoonka ee MI5 iyo booliiska argagixiso la dagaalanka aysan la soconin ninkaas, balse booliiska kale ee caadiga ah ay aqoon u lahaayeen.

    Labo ruux ayaa isbitaal loo qaaday markii uu dhibkaasi dhacay, markii dambe ayaana laga saaray halka hal ruux oo kalana isla goobtii lagu daweeyay.

    Last night it emerged Khater, who was said to be of Sudanese origin, drove from his rundown flat in Hall Green, Birmingham, to London on Monday evening arriving just after midnight. He spent all night driving around central London, cruising around tourist hotspots such as Tottenham Court Road between 1.25am and 5.55am 

    Last night it emerged Khater, who was said to be of Sudanese origin, drove from his rundown flat in Hall Green, Birmingham, to London on Monday evening arriving just after midnight

    Khater then spent all night driving around central London, cruising around tourist hotspots such as Tottenham Court Road between 1.25am and 5.55am

    'Loner' Salih Khater, 29, pictured, was a regular at an internet cafe below his flat in the Sparkhill area of Birmingham and was seen there on the day before the attack

    A policeman points a gun at Masood on the ground at the Houses of Parliament in March 2017

    The car was written off by insurers last autumn and had failed an MOT as it had problems with headlights, a hand brake lever and the steering rack. But it was put back on the road and sold again eight weeks ago

    London Salih Khater Sudane Salih Khater UK Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin: Howlgal Ciidamada Milateriga ku dileen Saraakiil iyo dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab
    Next Article Warbixin ku saabsan howlgalkii Kumaandooska Somalia & Mareykanka ee Basra [Koox Alshabab ah oo la qabtay]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo