Madaxweynaha cusub ee dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa digniin kulul u diray xubnihii ka midka ahaa maamulkii hore ee Cabdi Maxamud Cumar kuwaasoo uu sheegay inay u alifeen fadeexado iyo ceeb ay alifeen.
Madaxweyne Cagjar ayaa qoraal uu dhigay baraha bulshada ku sheegay inuu xafiis kasta ugu tegay ceeb iyo fowdo, wuxuuna yiri: “Tuugtii shalay dadka leyneysay inay cabsi la’aan ku seexdaan oo waliba sheekooyin huuhaa ah si ah u alifaan waa ilaahey mahadii…”.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA KULUL EE MADAXWEYNAHA DDSI


![Madaxweynaha cusub ee Maamulka DDSI oo Hanjabaadii ugu kululeyd u diray Xubaha Dowladii Cabdi Iley [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/08/Mustafa-DDSI.jpg)