Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»XOG: War-murtiyeedka Shirka Kismaayo oo la isku hayo & Shariif Xasan oo Waanwaan ka dhex wada…

    XOG: War-murtiyeedka Shirka Kismaayo oo la isku hayo & Shariif Xasan oo Waanwaan ka dhex wada…

    September 6, 2018Updated:September 6, 20182 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada dalka ee halkaasi ku shirsan ay weli sii wadaan kulamo kala gaara oo uga socda magaalada Kismaayo.

    Madaxda maamul Goboleedyada ayaa labadii habeen ee ugu danbeysay waqti dheer ku qaatay falanqeynta arrimaha kala dhaxeeya dowladda Federaalka oo ay eedo badan ka tirsanayaan, waxaana dooda ugu weyn ka taagan tahay War-murtiyeedka laga soo saarayo shirka Kismaayo.

    Ilo ku dhow shirka ayaa Wadani.net u sheegay in qaar ka mida madaxda maamul goboleedyada ay wadaan dadaal ay ku doonayaan in lagu xaliyo khilaafka ka dhex taagan madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka, waxaana markii hore arrintan ku dhex jiray madaxweynaha Puntland C/weli Gaas oo qorshihiisa socon waayey.

    Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la xaqiijiyey inuu isga dab qaadayo labada dhinac, ujeedkuna yahay inuusan shirka ka soo bixin war-murtiyeed sii xumeyn kara xiriirka aan fiicneyn ee dowladda Federaalka iyo madaxdaasi.

    Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Galmudug ayaa ugu xag jira khilaafka kala dhaxeeya dowladda Federaalka iyadoo mowqif adag ka taagan arrinta, laakiin waxaa mowqif debacsan la yimid madaxweynayaasha Puntland iyo K/Galbeed.

    Maanta ayaa la filayey in shirka lasoo gabogabeeyo, waxaase  jadwalka shirka ku qoran  inuu dhamaanayo maalinta beri ah oo 7 bisha September.

    Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyda Kismaayo Madaxda dowlad Goboleedyada Shirka Kismaayo Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSafaaradda Itoobiya ee Asmara oo dib loo furay & Madaxda labada dal oo ka qeyb galay [Sawirro]
    Next Article Madaxweynaha cusub ee Maamulka DDSI oo Hanjabaadii ugu kululeyd u diray Xubaha Dowladii Cabdi Iley [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo