Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa difaacay Golaha Iskaashiga ee ay leeyihiin maamul Goboleedyada, kaasoo loo sameeyay…
Browsing: Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyda
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka horjeestay go’aankii dowladda Soomaliya ku ceyrisay Wakiilka Q/Midoobay…
Madaxweynaha maamulka Galmudug ee xilkiisa la isku heysto Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa la wareegay guddoomiyenimada Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada.
Madaxweyne C/weli Gaas ayaa laba bill kadib ku guulaystay in uu Saddex Madaxweyne Gobal ku shiriyo Garoowe, markii uu 2…
Iyadoo maamulka Puntland uu shaaciyey in maanta uu magaalada Garowe ka furmayo shirka madaxda dowlad Goboleedyada ayaa waxaa halkaasi siyaabo…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegaya in shirkii madaxda maamul Goboleedyada uu maanta ka furmayo…
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa War-cad kasoo saaray Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada, isagoo ka hor yimid tallaabooyinkii ay…
Golaha Iskaashiga maamul Goboleedyada ayaa sameystay afhayeen cusub, waxaana xilkaasi loo magacaabay wasiir ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Afarta Madaxweyn ee maamul Goboleedyada marka laga reebo Hirshabealle ayaa war ka soo saaray heshiiskii madaxweynaha Hirshabeelle la galay dowladda…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegay in madaxda maamul goboleedyada dalka ee halkaasi ku shirsan…
Madaxda Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa ka hor yimid hab-macaamilka gaarka ah ee deeqaha lagu siiyo maamulka Somaliland, iyagoo si buuxda…
Waxaa goor dhoweyd Magaalada Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada Soomaaliya.
Shirkii labaad iyo shirkii ugu horeeyay ee Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada kadib asaaskoodii ayaa ka dhacaya magaalada Garowe, sida uu shaaciyay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Gole la baxay “GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDYADA” oo lagu dhisay…
