Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Israa’iil oo cabsi weyn kasoo wajahday Gantaalaha Casriga ah ee Ruushku siinayo Dowladda Suuriya

    Israa’iil oo cabsi weyn kasoo wajahday Gantaalaha Casriga ah ee Ruushku siinayo Dowladda Suuriya

    September 25, 2018Updated:September 25, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Israa’iil ayaa cabsi weyn kasoo wajahday tallaabada uu Ruushku qaaday ee ah inuu Gantaalaha casriga ah ee difaaca hawada S-300 uu siinayo ciidamada Suuriya.

    Go’aankan ayaa ka danbeeyay markii diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ay sababeen in ciidamada difaaca cirka Suuriya soo ridaan diyaarad milateri oo Ruushku leeyahay, iyadoo isku qariyey diyaaradaasi, kadibna gantaal loo waday diyaaradaha Israa’iil uu ku dhacay diyaaradda Ruushka, taasoo keentay inuu xumaado xiriirka Ruushka iyo Yuhuudda.

    Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa uga digay in madaxwayne Putin inuu Gantaalahaasi siiyo waxa uu ugu yeeray dalal aan masuuliyad qaadi karin o halis ku ah  Amniga Israa’iil, wuxuuna u dooday haddii arrintaasi dhacdo ay gobolka ka dhigi karto meel halis ah.

    Gantaaladan oo ah nooca S-300 ee lidka diyaaradaha ayaa lagu wadaa in Suuriya la geeyo muddo labo toddobaad gudahood ah. Waxayna gantaallahan awood u leeyihiin inay ka toogtaan diyaaradaha meel u jirta 250 KM.

    Aqalka Kremlin ayaa sheegay in Mr Putin uu carabka ku adkeeyay go’aanka Ruushka ee ah in Israa’iil ay si dadban ugu lug lahayd dhacdadani. Israa’iil ayaa dhawr jeer oo hore lagu eedeeyay inay duqeyn la bartilmaameedsatay saldhigyo ay leeyihiin ciidamada Suuriya.

    Ruushka ayaa ah saaxibka ugu dhaw ee madaxwayne Suuriya Bishar Al-assad. Militariga Ruushka ayaa saldhigyo ciidamada cirka ay leeyihiin ka hirgaliyay Suuriya halkaasi oo ay diyaaradaha Ruushka ka qaadaan weerarada.

    Israel Russia S-300 Syria
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShanta Dal ee Heshiiska kula jira Iiraan oo sameeyay Hab looga baxsanayo Xayiraadda Mareykanka
    Next Article Guddoomiye Yariisow oo Markii labaad Weerar Xiisad dhaliyey ku qaaday Xildhibaannada Baarlamaanka [Warbixin]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo