Browsing: Caalamka
Safiya oo ah robot sidii qof banii’aadan ah loo qaabeeyay ayaa ugu dambayntii kulan la qaadatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy…
Nin burcad caan ah oo si weyn looga yaqaan dalka Faransiiska ayaa xabsigii uu ku jiray uga baxsaday kadib markii…
Golaha wasiiradda dowladda Ethiopia ayaa baarlamaanka dalkaasi u gudbiyay qaraar ururka ONLF iyo ururo kale looga saaryo liiska kooxaha argagixisada.
Safiir ka tirsan danjireyaasha Mareykanka u fadhiyey dalalka dibadda ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada uga tegayo isagoo diidan siyaasadda qalafsan…
Waxaa soo dhammaatay dacwadii ay dowladda Qatar ku soo oogtay dalka Imaaraadka Carabta ee ka socotay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee…
Dadweyne iyo taageerayaal fara badan ayaa ku xoomay Guriga uu degan yahay laacibka reer Masar ee Mohamed Saalah kadib markii…
Jabhadda ONLF ee ka horjeeda dowladda Itoobiya ayaa ka hor timid shidaalka dawladda Itoobiya ka soo saareyso degaanka Soomaalida Itoobiya,…
Toogashada ayaa ka dhacday xarunta dhismaha Wargeyska Capital ee magaalada Maryland Maraykanka, waxaana nin hubeyan uu halkaasi ku ku dilay…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Cali ayaa guddi u magacabaay inay baaritaan ku sameeyaan dhacdooyin qalalaase ah oo loooga soo…
Xulkii ugu danbeeyay ee Qaaradda Afrika ayaa ka haray koobka kubadda Cagta Adduunka ee ka socda dalka Ruushka.
Kulankii ugu horeeyay ee Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo la shaaciyey xilliga la qabanayo
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, ayaa la shaaciyey inay kulankoodii ugu horreeyey oo rasmi ah ku…
Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta ee dalka Masar ee (EFA) Hani Abo Rida ayaa sheegay in Ramadaankii ka horeeyay Koobka aduunka…
Wararka laga helayo Magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in la sii daayey oo xoriyadiisii uu dib u helay sarkaalkii ONLF…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya aya sheegaya inuu Dab qasaare geystay ka kacay xarumo ganacsi oo…
Jabhadda ONLF ee dagaalka kula jirtay dowladda Itoobiya una ololeysa xornimo uu Gobolka Soomaali Galbeed ka qaato Itoobiya ayaa shir…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shaaciyey in dalkiisa uu bilaabi doono Khamiista inuu ka soo saaro shidaal cayriin oo…
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay dacwadda ka dhaxeysa dowlada Jabuuti iyo Shirkadda DP World oo laga eryay…
Shirkadda diyaaradaha Itoobiya ee Ethiopian Airlines ayaa dib u billaabaysa dulimaadkeedii ay ku tegi jirtay dalka Ereteriya oo joogsaday sannadkii 1998-dii,…
Maxkamadda Calaamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa maanta dhageysaneysa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ay ka gudbisay dowladda…
Maxkamadd sare ee Mareykanka ayaa taageertay amarkii madaxweyne Trump oo dalka Mareykanka uu kaga mamnuucay inay tagaan dadka kasoo jeeda…
