Browsing: Caalamka
Maxkamadda racfaanka dalka Suudaan ayaa ugu danbeyn laashay xukun dil ah oo muran badan dhaliyay oo lagu riday gabar ninkeeda…
Wafdi heer sare ah oo dowladda Ereteriya ka socda ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo…
Siyaasiga Soomaalida Kenya Faarax Macalin ayaa sheegay in jeneraalka Itoobiyaanka ah ee urur Goboleedka IGAD shaqada ka eryay aysan jirin…
Waxaa soo baxaya dalal Carbeed oo taageeray qorshaha Qarsoodiga ah ee Mareykanku doonayo inuu ka fuliyo Bariga Dhexe, kaasoo la…
Ethiopia ayaa sheegtay in wafdi ka socda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay toddobaadkan magaalada Addis-Ababa u iman doonaan…
Saraakiil ka socda Hay’adda FBI-da Mareykanka oo ku biiraya Baaritaanka Qaraxii ka dhacay Adis ababa
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay inay dalka Itoobiya u direyso baarayaal ka socda Hay’adda denbi baarista ee FBI-da si ay gacan…
Hoggaaminaya mucaaradka Turkiga Muharrem Ince ee loolanka xilka madaxweynaha la galay madaxweynaha Recep Tayyip Erdogan ayaa qirtay in looga guuleystay doorashada.
Kadib guushii Recep Tayyip Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha Turkiga waxay ka dhigan tahay isbedel ka weyn kii hore…
Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga ayaa mar kale ku guuleystay xilka madaxweynaha dalkaasi markii dadka dalkaasi ay u doorteen…
Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga ayaa mar kale ku guuleystay xilka madaxweynaha dalkaasi markii dadka dalkaasi ay u doorteen…
Madaxweynah Turkiga Racep Dayib Erdogan ayaa ku horeeya doorashada madaxtinimada dalka Turkiga, iyadoo ay socoto tirinta codadkii la dhiibtay.
Waxaa iska soo daba dhacaya natiijada doorashadii Baarlamaanka iyo madaxweynaha dalka Turkiga oo maanta ka dhacday dalkaasi, iyadoo loolanka ugu…
Saxaafadda Reer Galbeedka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ee ku jira ololaha uu doonayo in…
Qarax ka dhacay dhisme ku yaalla magaalada Galbeedka dalkaasi ku taalla ee Wuppertal, waxaana uu geystay qasaare kala duwan iyo burbur…
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in saraakiil Boolis ah loo xirxiray qarixii ka dhacay magaalada ee lala…
Dadweynaha Turkiga ayaa u dareeray doorashada dalkaasi ee madaxtinimada iyo Baarlamaanka dalkaasi oo mar qura dhaceysa, iyadoo ah doorasho lasoo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo cusboonaysiiyay cunaqabatayno cusub oo uu kusoo rogey Kuuriyada Waqooyi, inkasta oo 10 maalmood uun…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Adisa ababa ayaa sheegay in shan qof loo qabtay qarixii maanta ka dhacay…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qasaaraha qarixii maanta ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Adis ababa xilli uu ku…
Ciidamada amniga ee gaarka aha ayaa isku wareejiyay oo goobta kala cararay Ra’iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib qarax ka…
