Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»FAAQIDAAD: Wargeysyada Reer Galbeedka oo Weerar Culus ku qaaday Madaxweynaha Turkiga [YAAN LA DOORAN]

    FAAQIDAAD: Wargeysyada Reer Galbeedka oo Weerar Culus ku qaaday Madaxweynaha Turkiga [YAAN LA DOORAN]

    June 24, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saxaafadda Reer Galbeedka ayaa weerar culus ku qaaday madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ee ku jira ololaha uu doonayo in dib loogu doorto, waxaana wargeysyada caanka ah ee dalalkaasi ay dadka Turkiga ugu baaqeen inay ridaan Erdogan.

    Faragelinta qaawan ee gaartay saxaafadda lagu tilmaamo inay xor tahay ee dalalka Ingiriiska, Jarmalka, Faransiiska iyo kuwo kale waxay caddeyn u tahay in reer Galbeedku aysan ogoleyn hoggaamiye islaami ah oo horumar gaarsiiyey dalkiisa, isla markaana la tartamaya dalalka reer Galbeedka xitaa haddii uu doorasho ku soo baxayo.

    Jariirada TIMES ayaa qoraal ay doorashada Turkiga ka qortay ugu baaqday dadka Turkiga inay heystaan fursad ay xukunka uga ridi karaan hoggaamiyaha kelitaliska ah ee ay ugu yeertay SULDAAN si dalkaasi loogu soo celiyo dimoqraadiyad.

    Wargeyska caanka ah ee Economist oo isna ingiriiska laga leayahay wuxuuna gaaray heer uu dadka codeynaya ee Turkiga u sheego inay Erdogan tusaan albaabkii uu ka bixi lahaa, si aysan awoodda ugu ururin hal shaqsi, dalkaasina looga badbaadiyo kelitalis.

    Wargeyska Guardian wuxuu qoray maqaal cinwaan looga dhigay: Erdogan wuxuu halis ku yahay Turkiga iyo Caalamka; waxaana qoraha maqaalkan uu ku doodayaa in hadda la gaaray xilligii Erdogan gurigiisa loo diri lahaa.

    Wargeyska Le point ee Faransiiska ayaa hore madaxweyne Erdogan ugu tilmaamay inuu yahay keligii taliye isku koobay awoodda daka Turkiga, una socdo inuu wada qabsado awoodda dalkaasi.

    Natiijada sawirka erdogan on Le point

    Wargeyska caanka ah ee Jarmalka Der speigel ayaa isna raacay jidkaaasi isagoo Madaxweyanha Turkiga ku tilmaamaya keligii taliye dhibaato ku haya shacabka dalkiisa oo dadka Turkiga laga doonayo inay codkooda ku ridaan.

    Image result for erdogan on der spiegel

    Arrimahan oo dhan waxay caddeynayaan in reer Galbeedku caddow ku yahay cid kasta oo aan iyaga kaba-qaad u ahayn inay kasoo baxdo dalalka Islaamka, haba ku timaado si dimoqraadi ah.

    Erdogan Turkey Turkiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSAWIRRO: Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalo ku taalla dalka Jarmalka & Qasaare ka dhashay
    Next Article Ra’iisal Wasaare Kheyre: “Sidii loo doortay Madaxweyne Farmaajo dalku horumar ayuu gaaray…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo