Browsing: Caalamka
Sawirro dheeraad ah oo laga helay qarixii maanta ka dhacay fagaare uu dad kula hadlay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed…
Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka badbaaday saaka Qarax ka dhacay fagaaraha Meskel Square ee magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo lala beegsaday Ra’iisal…
Dowladda Mareykanka ayaa War kasoo saartay xaalada labada dal ee Itoobiya iyo Ereteriya oo horumar ka sameeyayn xal u helista…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu canshuur ku soo rogayo baabuurta dalalka Midowga Yurub ee loo dhoofiyo Mareykanka.
Iyadoo ay xowli ku socdaan isbedellada uu la yimid Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta lagu…
Dowldda Turkey ayaa ku dhawaaqday in canshuur dhan 1.8 bilyan oo dollar ku soo rogtay adeecadaha lagu soo sameeyo Mareykanka…
Marwada koowaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa si weyn loogu cambaareyay Jaakad ay u xiratay safar ay ku tagtay meel…
Shir madaxeedka aan cadiga ahayn ee 32-aad oo dalalka IGAD ay ka yeelanayaan xaaladda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka furmay…
Turkiga ayaa heli doona toddobaadkan qeybtii ugu horreysay ee diyaaradaha dagaalka F-35 ee Mareykanka oo ah diyaaradaha ugu casrisan dunida…
Dadka Turkiga ayaa u dareeri doono Goobaha Cod-bixinta Axada soo socoto oo ku beegan 24 bishan 2018, si aay u…
Madaxweynaha Maraykanka ayaa soo saaray Wareegto uu ku joojinayo isla sharci uu isagu hore u soo rogay oo ku saabsanaa…
Dowladda Maraykanka ayaa mar kale qaadtay go’aan ay uga baxeyso Golaha caalamiga ah ee Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo…
Dowladda Boqortooyada Sacuudiga ayaa wada qorshe mashruuc la baxay “Salwa Marine Canal Project” oo kanaal weyn y uga qodeyso xuduudka…
Diyaarad ay la socdeen ciyaartoyga xulka Suadi Arabia ayaa uu dab ku qabsaday iyadoo hawada ku jirta xilli ay ku…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee dalkaasi Teklewold Atinafu, isagoo xilkaasi u magacaabay mas’uul…
Siyaasi caan ka ah Kurdiyiinta madaxweynenimo ugu sharaxan dalka Turkiga ayaa khudbad telefeshin laga sii daayay oo ololaha doorashada ku…
Booliska Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii kooxda Alshabaab ku qaaday ciidamada Kenya ee ka dhacay degaanka Tarbaj ismaamulka Wajeer…
Warrka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar qarax loo adeegsaday ku dileen 8 askari oo…
Gaari taxi ah oo lagu jiiray dad badan oo ku sugnaa bartamaha magaalada Moscow ee dalka Ruushka oo xilligan marti…
