Browsing: Caalamka
Imaaraadka Carabta oo 1000 Milyan oo Doolar ku taageeray Bankiga Dhexe ee Itoobiya [Akhriso sababta]
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa lacag gaareysa Hal Bilyan oo doolar (1000 Milyan oo doolar) ku taageeray Bankiga Dhexe ee Itoobiya,…
Madaxii Doorashada madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la amray in la xiro, sida uu soo qoraal ku soo saaray Garsoore…
Muslimiinta ku dhaqan dunida Islaamka ayaa maanta u dabbaaldegaya munaasabadda Ciidul Fitriga, iyagoo isugu soo baxay goobaha lagu tukado salaadda…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday inay maalinta Berri ah ee Jimcaha 15-ka June 2018 ay ku beegan tahay maalinta koowaad…
Dalal kale oo islaam ah a ayaa ku dhawaaqay inay Berri oo Jimce ah ay tahay ciidul fitri, kadib soonkii…
Wararka laga helayo dalka Indonesia ayaa sheegaya in halkaasi looga dhawaaqay inay berri oo Jimce ah tahay maalinta koowaad ee…
Arday Masaari ah ayaa toddobaadkan ku dhaqaaqay arrin naxdin leh kadib markii uu iska tuuray taallada ugu dheer dalka…
Xisbiga TPLF oo ah xisbiga siyaasadda ahaan ugu xoogga badan isbahaysiga EPRDF ee talada dalka haya ayaa si rasmi ah…
Wararka laga helayo dalka K/Afrika ayaa sheegaya in Nin Somali ah uu weerar Mindi loo adeegsaday oo naxdin leh ku…
Xisbiga Tigreega dalka Itoobiya oo ah kan ugu awooda badan dalkaasi ee talada dalkaasi haya ayaa la sheegay inay walaac…
Taliska ciidamada Imaaraadka Carabta ayaa shaaciyey in afar askari oo ka tirsan ciidamada dalkaasi lagu dilay dagaalka ay maanta qaadeen…
Wararka laga helayo is-maamulka Soomaalida Itoobya ayaa sheegaya inuu mar kale dib u qarxay dagaalkii u dhaxeeya Qowmiyadaha Soomaalida iyo…
Xiriirka kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday dalka loo doortay inuu marti geliyo doonta Koobka Adduunka…
Isbaheysiga Sacuudiga ee dagaalka ka wada dalka Yeman ayaa bilaabay dagaal ay ku doonayaan in dib loogu qabsado dekadda Xudeyda…
Dowladda Qatar ayaa dacwad ka dhan dalka Imaaraadka Carabta u gudbisay maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee International Criminal Court (ICJ).
Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka iyo Waqooyiga Kuuriya ayaa heshiis is-afgarad ah ku saxiixay dalka Singapore oo kulankoodii ugu horeeyay ee taariikhiga…
Madaxweyneyasha dalalka Maraykanka Donald Trump iyo Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa ku kulmay dalka Singapore, kaddibna is-gacan qaaday. Kulankan ayaa…
Adduunka ayaa mar labaad fursad u helay inay daawadaan ilaalada hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un , oo ku sii dhaweynaya…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo booqasho rasmi ah ku tegay dalka Masar ayaa arrin yaab leh ku dhaqaaqay markii…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sii wada weerarkii dhinaca baraha bulshada ee uu ku qaadayey dalalka xulafada la ah kadib…
