Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DAAWO: Ilaalada Gaarka ee ugu yaabka badan Dunida..? [Ciidamada aan ka harin Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi]

    DAAWO: Ilaalada Gaarka ee ugu yaabka badan Dunida..? [Ciidamada aan ka harin Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi]

    June 11, 20183 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Adduunka ayaa mar labaad fursad u helay inay daawadaan ilaalada hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un , oo ku sii dhaweynaya Singapore. Balse arrintan ayaa ka tujumeysa nabad sugidda hogaamiyaha. Michael Madden oo ka fallooda arrimahas ayaa ka warbixiyey.

    Marka aad ku sugantahay Kuuriyada Waqooyi , ilaaladda Mr Kim ayaa isticmaala saddex saf . Balse taasi ayaa la sii adkeeyay xilliga uu ku sugnan doono Singapore ,iyadoo ay dadka dhammaan indhaha ku hayan nimankan dharka madow xiran.

    Habka lagu soo xusho ayaa waxaa ka mid ah dheerarka qofka, waxay u baahanyihiin inay la’eg yihiin dherarka hoggaamiya ugu sareeya ,aragoodana uusan lahayn wax dhibaato ah.

    Waa inay muujiyaan inay leeyihiin xirfadaha sida xabadda loo rido iyo kartaayda, iyaga oo dadka iskaga dhicin kara gacmahooda, islamarkaasna loo tabobaray in ay u adkaystaan dhibaatada jir ahaan usoo gaari karta.

    Markas ka dib ayaa loo ogolaanayaa inay noqdan ilaalada hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi , waxa ayna qaadanayaan tobabaro aad u adag.

    Tobabarahan ayaa waxa ka mid ah sida loo isticmaalo qoriga gacanta iyo xarbidda .Dadka tobabaraya waardiyayaashan ayaa gala tartamo aad u adag,waxayna maraan xaalado adag si loo aqoonsado.

    Dhanka hogaamiyaha waxaa u dhexeeya lix ilaa afar ilaalliyaal ah, labo ka mid ah ayaa ku ordo dhankiisa midig .Afar kale ayaa ayagana gadaal ku wehliya hogaamiyaha.

    Waxay taasi astaan u tahay maamulkan, qaar ka mid ah shacabka Kuuriyada Waqooyi ayaa loo ogolaada inay qori ku qaadan agagaarka hogaamiyaha dalka. Ilaalada Kim Jong-un ayaa ka yar kuwii ilaalin jiray aabihiis tiro ahaan .

    Ilaalada ayaa ku labista dharka galbeedka ,sida lagu arki doono marka ay yimaadan Singapore, hase yeeshe habka kaliye ee ay wax isku gaarsiiyaan ayaa ah raadiyaha ,waxay isticmaalan dhar gooni ah oo lagu aqoonsado iyo haddalo maldahan .

    Waxaa jira xafiis gaar ah oo qaabilsan hawlaha illaaladan, waxaan hadda diyaar u ah 200-300 oo ilaalo ah, iyadoo qaar ka mid ah ilaalada ay haystaan khibrad shaqo muddo 10 sano ah.

    Cabitaanka iyo cuntada

    Madaxda ilaaladan ayaa ka kooban labo ilaa saddex safka ammaanka Mr Kim.

    Waxaa jira xafiis kale oo qaabilsan illaalinta dusha sare ee hoggaamiyaha marka uu joogo dalkiisa iyo marka uu ka maqanyahay iyadoo xafiiska ugu weyn ay masuuliyadiisa tahay inay sugaan ammaanka dhismayaasha xafiisyada,meelaha gaarka loo leeyahay ee uu booqdo.

    Baaritaan dhawaanahan laga sameeyey booqashada Mr Kim ee Singapore ayaa lagu ogaaday inay saddex diyaaradood uu ku yimaaday magaalada Pyongyang.

    Ragga iyo dumarka ayaa ku howlan sidii ay ku taageeri lahaayeen howlgalka Mr Kim. waxa sidoo kale jirta waaxda caafimaadka oo u gaar ah hogaamiyaha, ugu yaran labo ka mid ah dadkan ayaa ku wehliyo Singapore.

    Marka laga hadlaya ammaanka Mr Kim , waxaa jira labo waax oo arrintan oo kaliye ku howlan. Marka lasoo xulayo illaaladan waxaa xitaa la baaraa tariikhda qoyskooda illaa awoowgood, waxayna u badanyihii dad xiriir la leh qoyska reer Kim iyo taliyeyaasha ciidanka.

    Ilaalada Kim Jong-un Kim Jong-un North Korea US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Mahad Salaad oo soo bandhigay khaladaadkii Madaxweynaha [Akhriso Qormo Xasaas ah]
    Next Article Wasaaradda Amniga Soomaaliya & Q/Midoobay oo kala saxiixday Heshiis ku kacaya 40 Milyan oo Doolar [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo