Browsing: Caalamka
Shir ay saddexda dal ee Itoobiya, Masar iyo Suudaan ee arrinta Biyo-xireenka weyn ee Itoobiya ka dhiseyso Webiga Niil ayaa…
Jilaaga Aflaamnta Hindiga ee Bollywood-ka Salmaan Khan ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah kaddib markii lagu helay dambi…
Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka ONLF ayaa looga hadlay magaacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Ethiopia, Abiy Ahmed iyo mowqifkooda ku…
Haweenay ataa Rasaas ku furtay xarunta dhexe ee Shirkadda YouTube ee magaalada San Bruno ee waqooyiga California ee waddanka Mareykanka.
Dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa qiray in Israa’iil ay xaq u leedahay in ay dal yeelato, isla…
Rra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya ayaa maanta loo dhaariyay xilka, isagoo si rasmi ah talada ugala wareegay Ra’iisal wasaarihii…
Dr. Abiy Ahmed Ali ayaa lagu wadaa inuu noqdo muslimkii ugu horeeyay ee Ra’iisal wasaare kan oqda dalka Itoobiya, kadib…
Isbaheysiga talada haya ee dalka Itoobiya ayaa u doortay Dr. Abiy Ahmed Ali inuu noqdo Hogaamiyaha Xisbiga EPDRF.
Haweenay ku caanbaxday jilitaanka aflaanta galmada ah ayaa sheegtay in loo digay oo loo sheegay in ay ka aamusto eedaymaheeda…
Dadweynaha dalka Masar ayaa maanta oo isniin ah u dareeray goobaha cod bixinta doorashada madaxweynaha dalkaasi oo ay ku tartamayaan…
Xuuthiyiinta Yeman oo Gantaalihii ugu badnaa ku weeraray Sacuudiga & Dad ku dhintay magaalada Riyaad
Ciidammada Sacuudiga ayaa sheegay inay soo rideen toddobo gantaal oo Jabhadaha Xuutiyiinta ah ee Yemen ay Sucuudiga ku soo rideen…
Hal Milyan oo qof ayaa isugu soo baxay Gobollada Mareykanka iyagoo ka bannaanbaxaya kana dalbaday dowladda dalkaasi in la xakameeyo…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xilka ka qaaday la taliyihiisii dhinaca ammaanka qaranka, isagoo magacaabay la-taliye cusub.
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ogolaatay in hawadeeda ay maraan diyaaradaha u socda ama ka yimaada Israa’iil.
Dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa cambaareeyay Qarixii dadka badan ku dhinteen ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dawladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay ka baaraandagayso canshuuro ay ku soo rogto alaabada Maraykanka laga soo dhoofiyo oo qiimahoodu…
Aasaasha iyo maamulaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ee Faecbook ay khaladaad samaysay taasina…
Amiirka dalka Qatar ayaa Safiir u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo dalkaasi uga wakiil noqon doona Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa loo sii qaaday saldhig booliis si su’aalo looga waydiiyo eedaymo sheegaya in uu…
Madaxweynaha dalka Turkiga, Rajep Deyib Erdogan ayaa shaley ku goodiyey in ay ciidamadiisu isbalaarin ku sameyn doonaan goobaha kale ee…
