Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Turkiga ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay in ciidamada dalkiisa ay qabsadeen magaalada Cirfiin ee Waqooyiga Suuriya oo muddo ay…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii ka qaaday xoghayihii arrimaha dibadda dalkaasi Rex Tillerson iyadoo xilkaas uu…
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa la sheegay inay dad shacab ah ku laayeen magalada Mooyaale ee u dhaxeysa xuduudka Itoobiya, Kenya.
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa xanuun degdeg ku haleelay magaalada Nairobi ee dalka Kenya xilli uu booqasho ku joogo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah u aqbalay inuu la kulmo madaxweynaha da’da yar ee Kuuriyada Waqooyi…
Dawladda Mareykanka ayaa liiska aragixisada caalamiga ah ee l baadigoobayo nolol iyo Geeri ku dartay laba xubnood oo kale oo…
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Rex Tillerson, ayaa cambaareeyay xaaladda degdega ah ee ay xukuumadda Itoobiya ku soo rogtay dalkaasi.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa hoos ugu soo dhacay kaalinta 222-aad ee diiwaanka maalqabeennada Adduunka ee majaladda Forbes, kadib markii…
Warbaahinta caalamiga ah ayaa kashiftay emailo qarsoodi ah oo lasoo dusiyay, kuwaas oo muujinaya isku day dowladda Imaaraatka Carabta ay…
Jeneraalka ugu sareeya ee saldhigga ciidammada Maraykanka ee Jabuuti ayaa xildhibaanada Aqalka Congress-ka Maraykanka u sheegay in ay aad uga…
War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Maraykanka ayaa lagu sheegay in Dowlada Maraykanka ay ku taageeraysa lacag gaareysa 533 Malyan oo…
Natiijada hordhaca ah ee kasoo baxaysa doorashooyinka guud ee dalka Talyaaniga ayaa sheegeysa inay suurtogal ah inay guushu raacdo isbahaysi…
Wararka laga helayo magaalada Washington ayaa sheegaya in nin hubeysan uu isku hor toogtay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka,…
Dowladda Itoobiya ayaa si rasmi ah uga mid noqotay heshiis shirkadda DP World ee dalka Imaaraadka kula wareegtay maamulka dekadda…
Guddiga caalamiga ah ee bixiya abaalmarinta nabadda adduunka ee Nobel-ka loo yaqaano ayaa gal dacwadeed ka furtay booliiska dalka Norway…
Wiilka uu sodoga u yahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, islamarkaasna ka mid ah la taliyeyiisha sarsare, Jared Kushner ayaa hoos…
Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa shaqada ka cayrisay abaanduulayaashii sarsare ee militariga dalkaasi kadib wareegto ka soo baxday Aqalka…
Hoggaamiyaha is maamulka Oromada ee dalka Itoobiya Lemmy Megersa oo sidoo kale ah hoggaamiya xisbiga OPDO oo ka mida isbaheysiga…
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xukun kasoo saartay dacwad ka taagneyd kursgii Gaarisa ee uu ku soo baxay Aadan…
Maxkamad ku taal Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 16 dumar ah oo Turki ah oo lagu eedeeyey in ay ka…
