Browsing: Caalamka
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa digniin kulul u dirtay dowladda Jabuuti kadib markii ka baxday heshiiskii maamulka dekadda Dooraale ee ay…
Madaxweynaha wadanka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta maalmo wuxuu ku bixin doonaa afar dal…
Dowladda Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxyo iyo werarro ka dhacay magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay Bayaan kasoo baxay Wasaaradda…
Dowladda Jabuuti ayaa ku dhawaaqday inay ka baxday heshiiskii ay kula jirtay shirkadda Caalamiga ah ee Dubai DP World oo…
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa soo jeediyay in macllimmiinta oo la hubeeyo ay mustaqbalka ka hortagi karto toogashiinka ka…
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu wadaa in maanta ay xabsiga ka sii daayaan maxaabiis kor u dhaafaysa 1500.
Nin u dhashay dalka Tanzaniya ayaa lagu xiray dalka Kenya ka hor inta uusan korin diyaarad ku sii jeeday magaalada…
Wararka ka imaanaya Dalka ingiriiska ayaa sheegaya in labo wiil oo Soomaali midna la dilay, kan kalena la dhaawacay, kadib…
Sheekha iyo Daaciga caanka ah ee u dhashay Sacuudiga Sheekh Caaid Alqarni ayaa lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan 120-kun…
Rai’sul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa weerar kulul oo dhanka afka ah ku qaaday dalka Iiraan, isagoo ku sheegay in…
Sida ay sheegeen wararka laag helayo dalka Iiraan Diyaarad Rakaab ayaa ku dhacday bartama dalkaasi, iyadoo siday dad gaaraya 65 Qof.
Xukuumadda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladda degdega ah ee lagu soo rogay dalkaasi iyo xilliga ay socon doonto.
Guddiga madaxa bannaan ee baaraya faragelinta Ruuushku ku sameeyay doorashadii Mareykanka ayaa si rasmi ah u soo eedeeyay12 qof iyo…
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa goor dhoweyd looga dhawaaqay in xaalad degdeg ah lagu soo rogay dalka Itoobiya.
Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in xaalad degdeg ah lagu soo rogayo dalka Itoobiya, kadib markii uu…
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalka Maraykanka ayaa loo geystey jirdil iyo tacadiyo sababtay inay soo gaaraan dhaawacyo.
Wararka laga helayo magaalada Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in aroortii saaka ay koox hubeysan weerar ku qaadeen…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya inuu soo dhammaaday shirkii lagu dhexdhexaadineyay dowladda itoobiya iyo…
Maxaad ka taqaan Madaxweynaha cusub ee loo doortay dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa..? [Akhriso]
Barlamaanka dalka Koonfur afrika oo kullan ku yeeshay magaalada Cape Town ayaa Cyril Ramaphosa u doortay inuu noqdo madaxweynaha dalkaasi.
Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu xilkii iska casilay Ra’iisal wasaarihii dalkaasi Hailemariam Desalegn.
