Browsing: Caalamka
Ugu yaraan 17-qof ayaa dhimatay kadib markii nin 19 sano jir ah uu rasaas ku furay Dugsi sare oo ku…
Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu iska casilay xilkii madaxweynaha dalkaasi.
Hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka waddanka Zimbabwe, Morgan Tsvangirai, ayaa ku geeriyooday waddanka Koonfur Afrika, sarkaal sare oo ka tirsan…
Tahriibayaal u badan Soomaali ayaa ku dhintay shil weyn oo ka dhacay dalka Liibiya, iyadoo dad badan ay ku dhinteen…
Booliska Israa’iil ayaa sheegay in in Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Benjamin Netanyah lagu soo eedeynayo laaluush uu qaatay iyo musuqmaasuq ku…
Waxaa maalintii seddexaad galay wadahadaladda magaalada Nairobi uga furmay jabhadda ONLF iyo Dowladda Itoobiya, kaasoo ay dhexdhexaadineyso Kenya.
Wararka laga helayo dalka Canada ayaa sheegaya in Wiil Soomaali ah lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalkaasi, kadib weerar ay…
Madaxweynihii hore ee dalka Liberia, Ellen Johnson Sirleaf, ayaa ku guuleysatay abaalmarinta Mo Ibrahim oo ah abaalmarin sanad kastaa la…
Hotelka Ritz-Carlton ee magaalada Riyaad ee caasimadda Sacuudiga ayaa dib loogu furay kadib saddex bilood kaddib markii uu noqday xabsi…
Wararka laga helayo magaalada Mosko ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ay ku burburtay kadib markii ay ka duushay Garoonka diyaaradaha…
Shir lagu dhexdhexaadinayo Garab ka mida ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya aya ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Ra’iisul wasaaraha dalka Isra’iil, Benjamin Netanyahu ayaa uga digay dalka Iiran in wax weerar ah ay kusoo qaado Isra’iil, isagoo…
Ciidamada Suuriya ayaa maanta Gantaal la helay Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil taasoo ku burburtay gudaha Israa’iil.
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Suuriya. Dowladda…
Diyaarad dagaal oo ay leedahay Israa’iil ayaa burburtay kadib markii uu haleelay gantaal laga soo riday gudaha dalka Suuriya.
Mareykanka oo Xayiraad ku soo rogay Ganacsade Soomaali ah & Laba Shirkadood oo uu leeyahay [Akhriso]
Dowladda Mareykanka ayaa maanta shaacisay inay cuna-qabateyn ku soo rogtay seddex qof iyo seddex shirkadood oo lagu eedeynayo inay taageeraan…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in xaflad ay qabanqaabiyeen taageerayaasha Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Nairobi ka socotay lagu…
Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa muddo sanad ah u kordhiyay xilliga Ciidamada dalkaasi ka howlgalayaan dalal ay ka mid tahay Soomaaliya.
Muuqaalo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujiyey in timaha madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay yihiin kuwo kabkab ah oo qeybo…
Hoggaamiyaha aqlabiyadda yar ee Aqalka Congress-ka Maraykanka Nancy Pelosi oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga ayaa jeedisay khudbaddii ugu dheereyd muddo…
