Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la sheegay in uu dalbaday in Maraykanka laga sameeyo dhoolatus militari kaas oo la mida…
Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la sheegay inuu xilka ka degayo , waxaana la sheegay in ay u eg…
Qareenka Soomaaliga ah ee caanka ah Cabdiqawi Axmed Yusuf ayaa loo doortay Guddoomiyaha Maxkamada Caalamiga ee Cadaalada ee Magaalada Hague,…
Madaxweynaha Masar oo mar kale u sharxan xilka ayaa fadeexad ku soo baxday kadib markii Wargeyska New York Times uuaa…
Aroos nooc cusub ka ah dalka Sacuudiga oo ka dhacay magaalada Jiddaha ayaa keenay in amar laga soo saaro qaabka…
Shiinaha ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu isaga haro waxa uu ku tilmaamay hab dhaqanka ku salaysan dagaalka qabow, waana inuu…
Meleteriga Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in sideed askari looga dilay dalka Suuriya gaar ahaan waqooyiga dalkaasi oo dagaalo qaraar ay…
Diyaarad nooca Sukhoi25 oo uu Ruushku leeyahay ayaa waxaa lagu soo riday meel u dhaw magaalada Idlib ee waqooyiga Suuriya…
Xubno sarsare oo ka mid ah xisbiga Dimoqaraadiga ayaa uga digay madaxweyne Trump in uusan u adeegsan warqada rasmiga ah…
Ku dhawaad 90 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ku hafteen xeebaha Libya, kadib markii kooxo…
Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabi jiray Khadar Saalax ayaa lagu dhex dilay xabsi ku yaalla Magaalada London ee dalka…
Xukuumadda Kenyan ayaa xirtay siyaasiga ka tirsan mucaaradka oo ka qaybgalay xafladdii uu madxwaynanimada isugu dhaariyay Raila Odinga.
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in boqolaal qof la xiray xilli ay dibadbaxyo looga soo horjeedo dowladda ay…
Maxkamadada sare ee dalka Kenya ayaa hakisay go’aankii ay dowladda ku xirtay oo ay hawada uga saartay saddex ka mid…
Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la sheegay in gabdhaha yaryar ee uu faro xumeeyay ay gaarayaan illaa 265…
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in dhaqdhaqaaqa wax iska caabinta NRM ee mucaaradka dalka Kenya u yahay mid burcad ah…
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ayaa isu dhaariyay inuu yahay Madaxweynaha shacabka Kenya, isu soo bax ka dhacay fagaaraha Uhuru Park eee…
Dowladda Kenya ayaa gabi ahaanba hawada ka saaray illaa 3 taleefishin oo ah kuwa gaarka loo leeyahay, kuwaas oo si…
Dalka Kenya ayaa la filayaa inuu maanta yeesho laba madaxweyne kadib markii mucaaradka ay hoggaamiyahooda Raila Odinga u dhaariyaan xilka…
Dowladda Maraykanka ayaa mamnuucista ka qaaday dadka qaxootiga ah ka socda 11 dal oo loo arkay in ay halistooda badantahay…
