Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Fadeexad kusoo baxday Madaxweynaha Masar oo Israa’iil u ogolaaday Duqeyn ay ka fuliso dalkiisa

    Fadeexad kusoo baxday Madaxweynaha Masar oo Israa’iil u ogolaaday Duqeyn ay ka fuliso dalkiisa

    February 6, 2018Updated:February 6, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Masar oo mar kale u sharxan xilka ayaa fadeexad ku soo baxday kadib markii Wargeyska New York Times uuaa soo daabacay warbixin ku saabsna in Masar ay u ogolaatay Israa’iil inay duqeyn ka fuliso dhulkeeda, gaara ahaan degaanka Sinai.

    Warbixinta ayaa sheegeysa  in Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ay duqeyn ka geysteen lama degaanka saxaraha Sinai, iyadoo dowladda Masar ay ogolaatay. Duqeymaha oo socday muddo labo sano ayaa Israa’iil waxa ay gobolka Sinai iyo meelo kale oo Masar ka mida ka fulisay weerarro  ka badan 100 duqeymo oo dhinaca cirka ah, iyada oo la isticmaalayo diyaaradaha aan duuliyeyaasha lahayn.

    Masar iyo Israa’iil waxaa ka dhaxeeya heshiis nabadeed oo ay galeen sanadkii 1979-kii. Balse illaa iyo hadda waxyar oo iskaashi ah oo labada dal dhexmara waa la qarin jiray, iskaba dhaaf duqeymo cirka ahe.

    Hadda micnaha wuxuu yahay in militariga Masar oo muddo la tacaalayay kooxaha kacdoonka ee Sinai in ay garab weydiisteen Israa’iil. Taas oo la sheegay in labada dal ay ka faa’iideysanayaan. Israaiil ayuu ujeedkeedu yahay in ay amni ka dhigto xuduudda ay la wadaagto Masar, sidoo kalane ay cadawgeeda ku ugaarsato meelo kale.

    Maqaalka wargeyska markii uu soo baxay ayay warbaahinta Masar ku tilmaamtay mid been abuur ah oo aan waxbo ka jirin. Haddii arrintan la xaqiijiyo, waa arrin aad xasaasi u ah oo ay dhibsanayaan madaxda dowladda Masar.

    Mid ka mid ah waxyaabaha ugu waaweyn ee isu soo jiidaya Israa’iil iyo Carabta ayaa ah awoodda sii kordhaysa ee Iran oo labada dhinacba ay u arkaan halis badan, gaar ahaan barnaamijkeeda hubka nuyukleerka.

    Ra’isulwasaaraha Israaiil ayaa dhawaan sheegay in uu iskaashi badan dhexmarayo iyaga iyo dalalka carabta ah.

    Egypt Israa'iil Masar Sinai SISI
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFaahfaahin ku saabsan Sheekh Caan ah oo lagu dilay magaalada Beledweyne
    Next Article DAAWO SAWIRRO: Miino ku Qaraxay Nin ku aasayey Magaalada Baladweyne

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo