Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 11
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Isra’iil iyo Iiraan oo hanjbaadyo kulul is dhaafsaday, kadib Diyaaradii laga soo riday Yuhuudda

    Isra’iil iyo Iiraan oo hanjbaadyo kulul is dhaafsaday, kadib Diyaaradii laga soo riday Yuhuudda

    February 11, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul wasaaraha dalka Isra’iil, Benjamin Netanyahu ayaa uga digay dalka Iiran in wax weerar ah ay kusoo qaado Isra’iil, isagoo intaa ku daray in Isra’iil ay iska difaaci doonto weerar walba oo uga yimaada dibadda.

    Netanyahu ayaa sidookale sheegay in Iiran ay uga digayaan inay kusoo xadgudubto madaxbanaanida dalkiisa, waxaana raiisul wasaare Netanyahu uu intaa ku daray inay iska cadahay siyaasadda Isra’iil ee  difaaca dhulkeeda.

    Dhinaca kale ilaalaha kacaanka Iiraan ayaa uga digtay  Israa’iil inay  faraha la soo gasho dalka Iiraan, waxayna sheegeen inay awood u leeyihiin inay albaabo naar ah ku furaan Israa’iil, iyadoo aan la aqbali doonin xadgudubyada Israa’iil ee dalka Suuriya.

    Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Antonio Guterres ayaa ku baaqay in si shuruud la’an ah loo joojiyo collaada ka soo cusboonaatay dalka Suuriya, kadib markii diyaarad ay leedahay Isra’iil lagu soo riday gudaha dalka Suuriya.

    Mr Guterres waxaa uu sheegay inuu si dhaw uu ula socday xaalada milateri ee ka soo cusboonaatay xuduudaha wadanka Suuriya. Milateriga Israa’iil ayaa sheegay inay qaadeen weeraro ballaaran oo ay ku bartilmaamedsanayaan xarumo milateri oo ku yaala gudaha dalka Suuriya oo ay kamid tahay hanaankii difaaaca cirka ee Suuriya iyo walibana bartilmaameed ay Iiran ku leedahay gudaha wadankaasi.

    Isra’iil aya duqeymahaasi ku tilmaamtay kuwii ugu ba’naa ee ay qaado muddo soddon sano ah. Afhayeen u hadlay milateriga Isra’iil oo lagu magacaabo Jonathan Conricus ayaa BBC-da u sheegay inay bartilmaameedsadeen xarumo milateri oo ay Iiran ku leedahay gudaha Suuriya iyo saldhigto milateriga Suuriya ay ku leeyihiin agagaarka caasimadda Dimishiq.

    Iran Israel Natenyahu Syria
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleUrur Goboleedka IGAD oo shir ku saabsan isu-socodka dalalka IGAD ka furtay Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Idris Elba and Somali-born Model Sabrina Dhowre are Engaged!

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo