Browsing: Caalamka
Itoobiya ayaa xiisad diblomaasiyadeed ka dhex abuurtay dalalka Masar iyo Suudaan, taasoo keentay in dowladda Suudaan ay u yeerato safiirkii…
Garyaqaanada u doodaya madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa gudbiyay dacwad ka dhan ah buug laga qoray madaxweynaha oo aanan wali…
Waxaa laga yaabaa in dawladda Maraykanka ay joojiso lacagta deeqda ah ee ay siiso Falastiiniyiinta “oo aan rabin in nabadda…
Madaxweyne Trump oo Sanadka 2018 ku bilaabay weerar afka oo uu ku qaaday Pakistan & Jawaab la siiyey
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la…
In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay banaanbaxyada rabshadaha isu rogay ee dalka Iran oo looga soo horjeedo dowladda…
Madaxweynaha dalka Kuuriyada waqooyi wiilka da’da yar ee Kim Jong Un ayaa sheegay in dhammaan mareykanka uu ku jiro iminka…
George Weah waxa uu ku dhashay magaalo isku raran ah oo ka tirsan magaalada caasimadda ah ee Manrovia, halkaas oo…
Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa maanta xukuntay in baarlamaanka dalkaas ay waajibaadkooda gudan waayeen, waxayna maxkamaddu baarlamaanka…
Dacwad lagu soo oogi lahaa askari Mareykan ah oo asalkiisu Soomaali yahay ayaa dib loo dhigay, isagoo ku eedeysan dil…
Nin dabley ah ayaa weerar ku qaaday Kaniisad ku taalla duleedka magaalada Qaahir ee dalka Masar iyadoo qasaare ka dhashay.
Laacibkii hore ee kubadda cagta George Weah ayaa iskudaygii labaad waxa uu ku noqday madaxweynaha Liberia.
Dowladda Turkiga ayaa ciidamo cusub dirtay dalka yar ee ku yaalla Khaliijka Carbeed ee Qatar, halkaas oo ay ku leeyihiin…
Madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama ayaa ka digay halista ay leeyihiin baraha bulshada ee loo isticmaalo sida aanan xilkasnimada…
Dalalka Sacuudiga iyo Qatar ayaa isku maan dhaafay ciyaarta Shataranjiga kadib markii ciyaaryaho ka socda Dalka Qatar ay ka baaqsadeen…
Dawladda Tuniisiya ayaa dalkeeda ka mamnuucday diyaaradaha shirkadda Emirates, ka dib markii tiro haween ah oo Tuniisiya u dhashay laga…
Dowladdaha Suudaan iyo Turkiga ayaa isku raacay iney dhaqan geliyaan Heshiis iskaashi oo kor u qaadaya ganacsiga ka dib booqasho…
Weerar is-miidaamin ah ayaa lagu qaaday xarunta ciidamada Sirdoonka magaalada Kaabul ee dalka Afghanistan.
Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in Dowladda Kenya ay feejignaan sare gelisay Ciidamadeeda, inta lagu jiro maalmaha ciida…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah maanta uga bilaabatay dalka Suudaan.
Nin hore uga tirsanaa ciidamada badda ee Mareykanka ayaa lagu xiray magaalada San Francisco isagoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay…
