Browsing: Caalamka
Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa khudbad ka jeediyay garoon ciyaareed oo ay dad soo buuxdhaafiyeen, wuxuuna wacad ku…
Dowladda Boqortooyada Sucuudiga iyo isbaheysiga ka horjeeda dalka Qatar ayaa soo saaray liis cusub oo argagixisada lagu daray ururro Islaami…
Hogaamiyaha lagu wado in uu qabto xilka madaxwaynanimada Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa bogaadiyay dimuqraadiyadda cusub ee ka dhalatay dalkaasi.
Ra’iisul wasaaraha Lubnaan Sacad Xariiri ayaa hakiyay, kana laabtay laabtay is casilaaddiisii lama filaanka lahayd ee uu ku dhawaaqay isagoo…
Robert Gabriel Mugabe waxa uu waxbarashadiisa ku qaatay iskuul kaniisad leedahay, kadibna waxa uu u tabobartay macalinimo, isaga oo ka…
Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilka iska casilay sida uu shaaciyay afhayeenka Baarlamaanka dalkaasi.
Qof isa soo miidaamiyey oo aroortii maanta isku dhex qarxiyey masjid ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria ayaa dilay…
Mareykanka ayaa si weyn u kordhiyay ciidamada ka jooga dalka Soomaaliya, sida ay sheegteen warbixin ay qortay saxaafadda Mareykanka.
Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Rail Odinga.
Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa tuurtay dacwad ka dhan ahayd dib u soo doorashada madaxweyne Uhuru Kenyatta bishii la…
Madaxweynaha 93 sano jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa meesha ka saaray inuu xilka ka degayo kadib khudbad…
Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Xisbiga gacanka ku haya talada dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa Mugabe ka qaaday xilka hoggaaminta xisbigaasi ee mudadda dheer dalka…
Sida ay sheegeen sirdoonka kenya hoggaamiyaha Alshabaab ee Kenya ninka lagu magacaabo Axmed Iimaan Ali ayaa baxsada ka ah kooxda…
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ka baxeen dhoolatus milatari oo ay gaashaan buurta NATO ku qabanayso…
Kumanaan kun oo qof ayaa iskugu soo baxay magaalo madaxda Zimbabwe ee Harare kuwaas oo mudaharaadkooda ku dalbanaya in madaxweyne…
Xiriirka Jarmalka iyo Boqortooyada Sacuudiga ayaa xumaaday kadib markii hadallo uu jeediyay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka ay ka careysiiyeen Sacuudiga.
Khamiistii, waaxda difaaca ee Mareykanka waxay si kama ah u sii baahisay qoraal ku baaqayay in madaxweyne Trump uu is…
Madaxweynaha wali xilka ka raaraca ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa markii ugu horeysay kasoo muuqday meel fagaaro ah tan iyo…
Madaxwayniha muddada dheer ka talinayay Zimbabwe Robert Mugabe ayaa la sheegay in uu diidan yahay in uu xilka ka dago,…
