Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tegay dalka Qatar, isagoo wadahada la yeeshay Amiirka dalkaasi Tamim Bin Xamad Al-thani.
Iyada oo dalka Zimbabwe ay ka socdaan isbadalo waaweyn xili ciidamada militariga dalkaas ay sheegeen in ay la wareegeen awoodda,…
Madaxweynaha ugu waqtiga dheer xilligan qaaradda Afrika ayaa gurigiisa lagu xayiray kadib markii ay ciidamada dalkaasi la wareegeen talada.
Ciidamada Milateriga dalka Zimbabwe ayaa la wareegay talada dalkaasi kadib markii ay qabsadeen xarunta telefishanka iyo xarumaha kale ee dowladda…
Wararka laga helayo dalka Zimbabwe ayaa sheegaya in milateriga dalkaasi ay talada la wareegeen kadiba markii ciidamadu qabsadeen xarunta telefishanka…
Orodyahanka heer caalami ee Mo Farah ayaa si rasmi ah loo guddoonsiiyay Darajada AY bixiso Boqarada Ingiriiska ee yaqaano Knighhood.
Safiirka dawlada Qatar ufadhiya dalka Suudaan Raashid Al-Nucayni ayaa booqday oo kaalmo lacageed guddoonsiiyay dhaawacyada qaraxii Soope ee lagu daweynayo…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xill dambe si kulul u cambaareeysay duqeyntii kooxda Xuuthiyiinta Yeman ku qaadeen garoonka magaalada Riyadh ee…
Dowladda Mareykanka ayaa ka timif go’aanka in ciidamada AMISOM laga saaro Soomaaliya, iyadoo bixisay balanqaad ku saabsan kharashaadka ku baxa…
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay soo saartay jawaabtii ugu horraysay ee ay ka bixisay booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump…
Jaamacadda ku taalla dalka Uganda Stafford University ayaa la xiray kadib markii la ogaaday inay shahaadooyin been abuur ah siisay…
Wararka laga helayo dalka Lubnaan ayaa sheegaya in muwaadin u dhashay dalka Sacuudiga lagu afduubtay dalka Lubnaan.
Dalka Sucuudi Carabiya, in kabadan 200 oo qof ayaa su’aalo laga weydiiyay lacago musumaasuq lagu lunsaday oo gaaraya ilaa hal…
Waxaa sii xoogeystay ololaha musuqmaasuq la-dirirka ee ka socda dalka Sacuudiga iyadoo dadka la xirxiray ay soo galeen wiilasha ay…
Priti Patel ayaa iska casishay wasiirka horumarka caalamiga ah ee UK iyadoo bartanka lagaga jiro dooda kulanka aan loo fasixin…
Fannaaniin u dhashay dalalka Khaliijka qaarkood ayaa soo saaray hees ku socota dowladda Qatar oo lagu canbaareynayo siyaasadeeda khilaafka kala…
Ololaha musuqmaasuq la dirirka ee ka socda Boqortooyada Sacuudiga ayaa keenay in xabsiga la dhigo Amiiro, wasiiro hore iyo maalqabeenadii…
Ninkii hubeysnaa ee kaniisadda ku taalla Texas ku dilay 26 qof ayaa la sheegay in uu ka soo baxsaday cisbitaallka…
Ciidammada cirka ee Maraykanka ayaa sheegay in ay baarayaan waxa u muuqda in ay ku guuldaraysteen in ay xogta qaran…
Xiisad ka dhex oogan Sacuudiga iyo Iran ayaa sare usii kaceysa kadib markii Sacuudiga ay Iran ku eedeeyeen inay ka…
