Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»SAWIRRO: Afgembiga ka socda Zimbabwe & Halka uu ku danbeeyay Madaxweynihii 30-ka sano xilka hayey

    SAWIRRO: Afgembiga ka socda Zimbabwe & Halka uu ku danbeeyay Madaxweynihii 30-ka sano xilka hayey

    November 15, 2017Updated:November 15, 20171 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Milateriga dalka Zimbabwe ayaa la wareegay talada dalkaasi kadib markii ay qabsadeen xarunta telefishanka iyo xarumaha kale ee dowladda caasimadda Harare.

    Wararkii ugu danbeeyaya ayaaa sheegaya in Madaxweynihii dalkaasi ee talada hayay 30-ka sano ninka caanka ah ee 93 sano jirka Robert Mugabe ay qabteen ciidamada, isagoo isu diyaarinaya inuu ku dhawaaqo inuu xilka ka dego sida ay shaacisay warbaahinta Koonfur Afrika.

    Bayaankii ay ciidamada soo saareen oo laga akhriyay warbaahinta dalkaasi, waxaana lagu sheegay in tallaabadan ay u qaadeen ciidamada inay qabtaan dembiilayaasha, balse tallaabada aysan ahayn afgembi ka dhacay dalkaasi.

    Ciidamada oo ku doodaya in afgembi uusan dhicin ayay hadda xaaladu ku socotaa mid u eg inqilaab aan dhiig ku daaday oo talada looga qaaday Robert Mugabe, inkastoo ay ciidamada ku doodayaan inuu weli yahay madaxweynaha Zimbabwe.

    Waqootiga caasimadda Harare ayaa subaxdii hore ee Arbacadada laga maqlay rasaas iyadoo dalkaasi galay xaalad aan la hubin, wararka ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta ay ciidamadu qabteen uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyadda Ignatius Chombo.

    Armed soldiers search a vehicle on the road leading to President Robert Mugabe's office in Harare, Zimbabwe

    Overnight, at least three explosions were heard in the capital, Harare, and military vehicles were seen in the streets

    Two soldiers sitting in a tank on the outskirts of Harare where a suspected coup took place in the early hours of Wednesday morning

    At least three loud explosions echoed across central Harare in the early hours of Wednesday after troops deployed on the streets of the capital and seized the state broadcaster, prompting speculation of a coup

    Coup? A number of tanks were seen heading for the Zimbabwean capital of Harare on Tuesday, a day after the head of the armed forces threatened to intervene

    Harare Robert Mugabe Zimbabwe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada NISA oo ka hortegay Raashin dhacay oo qarsoodi ah loo geyn lahaa Suuqyada Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn cusub ka fuliyay Gobolka Sh/Hoose & Alshabaab lagu dilay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo