Ciyaartoyda xulka Qaranka Soomaaliya oo lugtii koowaad ee is-reebreebka Koobka K/Cagta ee Dunida Qatar 2022 kasoo hooyey guul Taariikhi ciyaartii…
Browsing: Harare
Madaxwaynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa, ayaa magacaabay golaha wsaiirrada,isaga oo saraakiil sarsare oo militariga ka tirsan u magacaabay jagooyiin…
Madaxweynaha cusub ee Zimbabwe, Emmerson Mnangagwa ayaa khudbad ka jeediyay garoon ciyaareed oo ay dad soo buuxdhaafiyeen, wuxuuna wacad ku…
Hogaamiyaha lagu wado in uu qabto xilka madaxwaynanimada Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa bogaadiyay dimuqraadiyadda cusub ee ka dhalatay dalkaasi.
Robert Gabriel Mugabe waxa uu waxbarashadiisa ku qaatay iskuul kaniisad leedahay, kadibna waxa uu u tabobartay macalinimo, isaga oo ka…
Madaxweynaha 93 sano jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa meesha ka saaray inuu xilka ka degayo kadib khudbad…
Xisbiga gacanka ku haya talada dalka Zimbabwe ee ZANU-PF ayaa Mugabe ka qaaday xilka hoggaaminta xisbigaasi ee mudadda dheer dalka…
Kumanaan kun oo qof ayaa iskugu soo baxay magaalo madaxda Zimbabwe ee Harare kuwaas oo mudaharaadkooda ku dalbanaya in madaxweyne…
Madaxweynaha wali xilka ka raaraca ee Zimbabwe Robert Mugabe ayaa markii ugu horeysay kasoo muuqday meel fagaaro ah tan iyo…
Iyada oo dalka Zimbabwe ay ka socdaan isbadalo waaweyn xili ciidamada militariga dalkaas ay sheegeen in ay la wareegeen awoodda,…
Madaxweynaha ugu waqtiga dheer xilligan qaaradda Afrika ayaa gurigiisa lagu xayiray kadib markii ay ciidamada dalkaasi la wareegeen talada.
Ciidamada Milateriga dalka Zimbabwe ayaa la wareegay talada dalkaasi kadib markii ay qabsadeen xarunta telefishanka iyo xarumaha kale ee dowladda…
