Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu dhawaaqay inuu geeriyooday, wuxuuna ahaa 95 sano jir.
Browsing: Robert Mugabe
Madaxweynihii Zimbabwe Robert Mugabe ayaa xilka iska casilay sida uu shaaciyay afhayeenka Baarlamaanka dalkaasi.
Madaxweynaha 93 sano jirka ah ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa meesha ka saaray inuu xilka ka degayo kadib khudbad…
Iyada oo dalka Zimbabwe ay ka socdaan isbadalo waaweyn xili ciidamada militariga dalkaas ay sheegeen in ay la wareegeen awoodda,…
Madaxweynaha ugu waqtiga dheer xilligan qaaradda Afrika ayaa gurigiisa lagu xayiray kadib markii ay ciidamada dalkaasi la wareegeen talada.
Ciidamada Milateriga dalka Zimbabwe ayaa la wareegay talada dalkaasi kadib markii ay qabsadeen xarunta telefishanka iyo xarumaha kale ee dowladda…
Wararka laga helayo dalka Zimbabwe ayaa sheegaya in milateriga dalkaasi ay talada la wareegeen kadiba markii ciidamadu qabsadeen xarunta telefishanka…
Gabadh wariye ah oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Harare ee dalka Zimbabwe.
Madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe ayaa maanta u dabaaldegay sanadguuradiisii dhalashadiisa isagoo 93 sano jirsaday.
