Browsing: Caalamka
Xaaladda siyaasadeed ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa kacsan kadib markii dhaxal sugaha dalkaasi oo ah wiilka uu dhala boqorka talada haya…
Ugu yaraan 26 ruux ayaa ku dhimatay 20 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii nin hubaysan uu rasaas…
Warbaahinta dowladda Sucuudiga ayaa sheegeysa in amiir ka tirsan boqortooyada dalkaasi iyo dhawr sarkaal oo kale ay ku dhinteen diyaarad…
Boqotooyada Sacuudiga ayaa soo saartay liiska 40 xubnood oo ka mida hoggaamiyeyaasha iyo saraakiisha kooxda Xuuthiyiinta Yeman ee dagaalku kala…
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay Kaniisad ku talla magaalada Texas ee dalka Mareykanka goo dhoweyd, waxaana la soo weriyay…
Dacwad oogayaasha dalka Belgium ayaa xaqiijiyay in hogaamiyihii shaqada laga cayriyay ee Catalonia , Carles Puigdemont,iyo 4 xubnood oo horey…
Maalqabeenka iyo ganacsadaha ugu weyn Sacuudiga iyo dunida Carabta Amiir Waliid Bin Talaal ayaa ka mid noqday wasiiro iyo ganacsato…
Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xiray toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kooxda Xuuthiyiinta dalka Yeman ay Gantaal Plastic ah ku weerartay garoonka Boqor Khaalid…
Ra’iisul wasaarihii dalka Lubnaan Sacad Al-Xariiri ayaa magaalada Riyaad ee Boqortooyaa Sacuudiga uga dhawaaqay inuu iska casilay xilka.
Gabadh wariye ah oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Harare ee dalka Zimbabwe.
Dowladda Mareykanka ayaa beenisay warar maalmihii u dambeeyay ay baahinayeen qaar badan oo ka mid ah warbaahinta Soomaalida iyo wargeyso…
Ciwaanka uu madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ku leeyahayTwitter-ka ayaa si kooban hawada looga saaray Khamiistii, laakiin intaas ka dib hawada…
CIA ayaa baahisay ku dhowaad 470,000 oo faylal oo la helay intii uu socday howlgalkii 2011-kii lagu dilay hoggaamiyihii hore…
Sayfullah Saipoy ayaa noqday ninka geystay weerarka magaalada New York ee loo adeegsaday gaariga, waxaana ku dhintay 11 qof, halka…
Shan qof oo saaxiibo ahaa oo u dhashay dalka Argentina ayaa ka mid ah kuwa lagu dilayweerarkii gaariga loo adeegsaday…
Gabar Soomaali ah oo ku nool dalka Australia ayaa meydkeeda laga helay magaalo ku taalla dalka Australia.
Warrka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Gaari weyn oo xamuul ah la jiirsiiyay dad ku sugnaa magaalada New…
Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka Kenya ee NASA, Raila Odinga ayaa maanta sharaxay go’aamada uu ka qaatay doorashadii Isniintii la soo afjaray.
George Papadopoulos oo Trump lataliye uga ahaa ol’olihii doorashada ayaa qirtay dambi ah in uu been u sheegay hay’adda dambi…
