Browsing: Caalamka
Guddiga doorashada ee Kenya ayaa ku dhawaaqay in Uhuru Kenyatta la doortay ka dib doorashadii ku celiska ahayd ee dhacday…
Guddiga gaarka ah ee waaxda Cadaaladda Mareykanka u saartay baaritaanka arrimaha doorashada Mareykanka iyo faragelinta Ruushku ku sameeyay ayaa eedeyntii…
Waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga xusay sanadguurada 94-aad ee asaaska Jamhuuriyadda Turkiga, waxaana ka qeyb galay madaxda dowladda Soomaaliya…
Madaxwaynaha dalka Masar C/Fataax Al-Siisi ayaa xilkii ka qaaday Taliyihii ciidamada militeriga dalkaasi todobaad kadib markii askar ka badan 50…
Madaxweynaha Uganda Museveni ayaa sheegay in 5,000 oo askar dheeraad ah uu diyaar ula yahay inuu Soomaaliya usoo diro si…
Dalka Sacuudi Carabiya ayaa shaaciyay qorshe uu dalkaasi ku dhisayo magaalo iyo aag ganacsi oo cusub, mashruucaasi oo lagu taageeri…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Australia, Barnaby Joyce iyo afar siyaasi oo kale ayaa si khalad ah loo doortay maadaama oo…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdaal ku maraya dalka Turkiga ayaa caawa la kulmay madaxweynaha dalkaasi Rajeb Dayip…
Doorashada ku celiska ah ee maanta ka dhaceysa dalka Kenya, ayaa waxaa hareeyey isku dhacyo u dhaxeeya booliska iyo dibad-baxayaal,…
Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa ugu baaqay dadka Kenya inay qaadacaan doorashada madaxweynaha ee dalkaasi ka dhici doono…
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Uganda oo iska celiyay lacag loo siiyay qorshe uu watay Musaveni
Sideed ka mid ah xildhibaannada mucaaradka ah ee Uganda ayaa celiyay lacag dhan 8,000 oo dollar, taasoo kiiba loo siiyay…
Rabashado ayaa ka bilowday dalka Kenya meelo ka mida kadib markii maxkamadda sare ee dalkaasi oo maanta lagu waday inay…
Sawirro loo adeegsaday laacibka kubadda Cagta ee reer Argentina una ciyaara kooxda Barcelona Lionel Messi ayay baahisay koox raacsan Daacish…
Ogaysiis ay soo saartay xukuumadda ayaa qabsaday baraha bulshada isla markii uu madaxweyne Robert Mugabe sameeyey wasaarad mas’uul ka ah…
Nin Soomali ah ayaa u tartamaya doorasho lo gelayo Guddi maamulada Dekadda iyo Garoonka diyaaradaha Gobol ka mida dalka Mareykanka.
Taageerayaasha xisbiga mucaaradka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta dib u billaabaan muddaaharaadyadii ay ku diidanaayeen doorashada. Beesha caalamka ayaa…
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaaka noqotay go’aankii ay ugu magacaabay madaxweynaha Zimbabwe Robert Mugabe inuu hay’addaasi caalamiga ah u noqdo safiir…
Dowladda Qatar ayaa ku guuleysatay olole qarsoon oo dhex maray Imaaraadka Carabta, kaasoo ku saabsanaa gargaarka loo fidinayo dhaawacyada iyo…
Madaxda Boqortooyada Sacuudiga ayaa sanad kasta hambalyo khaldan u soo dira madaxweynaha Soomaaliya.
30 askari oo ka tirsan ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa lagu dilay iska hor imaad hubeysan oo dhex maray koox…
