Browsing: Caalamka
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cismaan Alxamaadi.
Dowladda Itoobiya ayaa deeq Dawo ah oo loogu talogalay dadkii ku dhaawacmay Qarixii Muqdisho gaarsiisay dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dowladda Imaaraadka ayaa shalay ku dhawaaqday taageero ay siineyso dhaawacyada Qaraxiii Muqdisho iyo kaalmo kale oo caafimaad.
Dowladda Qatar ayaa mashruuc soconaya saddex bilood oo lagu caawinayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ka furtay magaalada Muqdisho.
Magaaladda Nairobi ee xaruna dalka Kenya, waxaa caawa gaaray Diyaaradii siday Bukaanadda Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay Qaraxii Muqdusho.
Diyaaradii dowladda Qatar ee siday gurmad isugu jira Dhaqaatiir, dawo iyo Deeq Caafimaad ayaa kasoo degatay Garoonka Muqdisho.
Diyaarad Milateri oo nooca Xamuulka ah ayna leeyihiin ciidamada ayaa goordhoweyd kasoo degtay Garoonka Diyaarada ah ee Aadan Cadde, magaalada…
Dhaawacyo gaaraya 35 qof oo ka mida kuwii ku waxyeeloobay Qarixii argagixiso ee Muqdisho ayaa caawa ka degay magaalada Ankara…
Wasiirka caafimaadka Turkiga Ahmet Demircan oo saaka booqasho ku yimid Muqdisho ayaa keenay dhaqaatiir iyo daawo,isagoo hore u sii raacay…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan uu ka yeeshay xalay Qarixii Muqdisho ka soo saaray War cambaareyn ah.
Wasiirka Caafimaadka Turkiga Dr Ahmet Demircan wafdi u badan dhaqaatiir ayaa maanta imaanaya magaalada Muqdisho.
Madaxwyenaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad oo gargaar degdeg ah ku qalabeysan oo diro magaalada Muqdisho.
Diyaarad ayaa ku dhacday badda Ivory Coast waxyar kaddib markii ay ka duushay Garooonka gagida diyaaradaha ee magaalada Abidjan.
Madaxweynaha Iran Xasan Ruuxaani, ayaa si kulul ugu jawaabay hadalkii Madaxweyne Trump ee ahaa ku eedeeyay Iiraan inay tahay dowlad…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay qorshe cusub oo maamulkiisu ku wajahayo dalka Iiraan.
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Turkish Airlines ayaa si degdeg u fariistay dalka Kenya kadib markii ay la soo gudboonaatay…
Natiijada hordhaca ah ee doorashada madaxweynenimada Liberia waxay muujinaysaa in uu hogaanka hayo George Weah oo horay u soo noqday…
Maraykanka iyo Israel ayaa ka baxay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhaqanka ee UNESCO oo ay ku eedeeyeen waxa ay…
Macluumaad xasaasi ah oo ku saabsan hannaanka difaaca ee Australia ayaa si aan kala sooc lahayn loo xaday, ka dib…
Nin Soomaali ah ayaa lagu xukumay in uu xabsi daa’in ku qaato dalka Talyaaniga, ka dib markii lagu helay in…
