Browsing: Caalamka
Musharaxa Isbaheysiga Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ka baxay tartanka doorashada ku celisk ah ee dalka Kenya.
Iyadoo ay sii kordheyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Turkiga iyo Mareykanka ayuu madaxweynaha Turkiga ku dhawaaqay inaysan dowladiisa aqoosaneyn Safiirka Mareykanka…
Burcadda internet-ka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa la sheegay in ay xadeen warqado aad u badan oo sir militari ay ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Dabley hubeysan ay rasaas u fureen Jaamacad ku taalla magaalo xeebeedka Mombasa ee…
Xaaskii hore ee madaxweyne Donald Trump ee Ivana, ayaa Isniintii ku kaftantay inay tahay marwada koowaad maadaama ay ahayd xaaskii…
Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday gaari uu ka dhacay meel u dhow xarunta Matxafka…
Weerar ay qaadeen koox dabley ah ayaa ka dhacay meel u dhow Qarsiga Boqortooyada ee magaalada Jiddah.
Xukuumadda Washington ayaa ansixisay in dowlada Sacuudiga laga iibiyo Gantaalada loo yaqaaano THAAD si ay u sii xoojiso nidaamka difaaca…
Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday maanta inay cunaqabataytii dhaqaalaha ka qaaday dowladda Suudaan.
Suuqa Gikomba ayaa la sheegay in uu dab qabsaday xalli saqdii dhexe. Wuxuu ku dhowyahay xaafadda Islii ee Nairobi.
Dhacdo lama filaan ah ayaa qabsatay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis oo shalay booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Moscow…
Boqorka Sacuudiga oo booqashadii ugu horeysay ee ku jooga dalka Ruushka iyadoo uu noqday boqorkii ugu horeeyay ee Sacuudi ah…
Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan ninka dadka badan ku laayaya magaalada laz Vegas ee dalka Mareykanka ayaa lasoo bandhigay…
Wuxuu ahaa weerarkii ugu xumaa taariikhda casriga ah ee Maraykanka, waxaana lagu dilay 59 qof , 500 kalana waa lagu…
Booliiska dalka Canada ayaa sheegay inay eedo dhinaca argagixisada ah kusoo oogi doonaan nin Soomaali ah oo waddankaasi qaxooti ku…
Booliiska Maraykanka ayaa shaaciyay magaca qofka lagu tuhunsanyahay in uu dadka badan ku laayay magaalada Las Vegas ee dalkaas.
Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka lagu qaaday Baar lagu caweeyo magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in dadka…
Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay dad ku sugnaa goob dalxiis oo ku sugnaa magaalada Las Vegas ee dalka Mareykanka.
Soomaali qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa loo soo xiray weeraradii ka dhacay magaalada Edmonton, ee gobolka Alberta, halkaasi…
Qalalaaso ayaa ka bilowday gobolka Catalonia ee dalka Spain kaddib markii ciidamada booliska ee dalkaasi ay bilaabeen howgal ballaaran oo…
