Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 24
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Erdogan: “Waan qaadacnay, mana aqoonsanin Safiirka Mareykanka [Xiisadii Turkiga & Mareykanka oo…]

    Erdogan: “Waan qaadacnay, mana aqoonsanin Safiirka Mareykanka [Xiisadii Turkiga & Mareykanka oo…]

    October 10, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo ay sii kordheyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Turkiga iyo Mareykanka ayuu madaxweynaha Turkiga ku dhawaaqay inaysan dowladiisa aqoosaneyn Safiirka Mareykanka u fadhiga Turkiga.

    Recep Tayyip Erdogan oo ku sugan dalka Serbia  ayaa sheegay in Safiirka Mareykanka u jooga Ankara John Bass aanu metelin dalkiisa.”Aniga iyo wasiiradeyda uma heysano inuu safiirku metelo  dalkiisa” ayuu yiri Erdogan. oo sii raaciyay inaysan d.

    “Haddii safiirku yahay kan joojiyay bixinta Visaha, waa inuu xilkiisa ka tagaa, diyaar una nihin inaan qaabilno safiirka Mareykanka ee Ankara, dhammaan mas’uuliyiinta Turkiguna waxay qaadici doonaan inay wax kulan ah la yeeshaan”ayuu si kulu u yiri xilli Erdogan oo shir jaraa’id ay wada qabteen madaxweynaha Serbia.

    Wuxuu sheegay in dal-kugalka Mareykanka iyo Turkiga ay joojiyeen inay bixiyaan ay tahay arrin uu dhaliyay Mareykanka, mas’uulna ka yahay wixii ka yimada.

    Xiisadda labada dal ee Mareykanka iyo Turkiga ayaa timid markii Axadii 8-da Bishan ay safaaradda Mareykanka ee Turkiga ay joojisay bixinta dal-ku-galka Mareykanka, waxayna arrinta ka sii dartay markii Turkiga uu xayiray shaqaale ka tirsan Qunsuliyadda Mareykanka ee Istanbul Sabtidii, iasgoo lagu eedeeyay inuu xiriir la leeyahay wadaadka Fatxullah Gulen oo Turkigu ku eedeeyo inuu ka danbeeyay inqilaabkii dhicisoobay ee Turkiga.

    Safiirka Mareykanka ee Turkiga John ayaa loo magacaabay safiirka cusub ee dalkiisa u fadhin doona dalka Afghanistan isagoo dhameysanaya waqtigiisa oo muddo yar ay ka harsan tahay.

    Erdogan Ordogan Tukery Turkey Turkiga US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWAR CUSUB: Kuuriyada Waqooyi oo jabsatay Qorshihii Dagaalka Mareykanka & Kuuriyada Koonfureed
    Next Article DEGDEG: Raila Odinga oo ka baxay Doorashada kuceliska Kenya, kuna baaqay in la joojiyo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo