Browsing: Caalamka
Xoghayaha caafimaadka dalka Mareykanka Tom Price ayaa is casilay kadib cadaadis xoog leh oo uga yimid markii la shaaciyay in…
Ciidamada Booliska magaalada Krasnodar ee dalka Ruushka ayaa gacanta ku dhigayhaweeney iyo ninkeeda oo ahaa Dad-qalato in muddo ah ku jiray…
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tiray qaar ka mid ah fariimihii uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka oo uu ku taageerayay…
Boqorka Sacuudiga Salmaam Bin C/casiis ayaa soo saaray wareegto u ogolaaneysa in haweenka Sacuudiga ay markii ugu horeysay kaxeyn karaan…
Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa noqotay magaaladii ugu horeysay ee caalamka laga hirgeliyo Tagaasida duusha (self-flying taxi).
Saddex askari oo israa’iiliyiin ah ayaa waxa toogasho ku dilay nin falastiini ah oo hubeysan oo weerar ku qaaday.
Waqooyiga Kuuriya ayaa ku eedeysay Mareykanka inuu wado daandaansi dagaal, kuna iclaamiyay dagaal.
Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Hamad Althani ayaa si la yaab leh loogu soo dhoweeyay caasimadda dalkiisa ee Doha, kadib…
Codbixiyayaasha aftida madaxbanaanida ee Kurdiyiinta Ciraaq ayaa maanta ka socota goobaha codeynta, iyadoo ay hanjabaad kasoo yeeray dalalka Turkiga iyo…
Haweeneydii reer Masar ee ugu buurneyd dunida, oo culeyskeedu gaaray 500 kg, ama Nus tan ayaa geeriyootay.
Hogaamiyaha Jarmalka Haweeneyda Angela Merkel ayaa markii afraad ku guuleysatay doorashada guud ee dalka Jarmalka.
Lix qof ayuu dhaawac ka soo gaaray weerrar ka dhacay bariga London oo looga shakisan yahay in loo adeegsaday walxo…
Kuuriyada Waqooyi ayaa uga digtay Mareykanka inay qaadi doonto tallaabo naxariis la’aan ah oo ay isku difaacayso haddii ay u…
Sheekh ka mida culimada Azhar ee dalka Masar ayaa shaqadii laga joojiyay kadib markii si toos ah hees uga qaaday…
Dowladda Iiraan ayaa waxa ay si guul ah u tijaabisay gantaal cusub oo riddadiisu ay meel dhexaad tahay, arrintaas oo…
Milkiila shirkadda Facebook, Mark Zuckerberg ayaa sheegaya in shirkaddiisu baarayaasha Mareykanka ee baaritaanka ku wada faragelin la sheegay in Ruushku…
Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa sheegay in maskaxda aan “fadhiyin” ee Trump ay ku qancisay in uu ku saxsan…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aankii Maxkamadda Sare ee Kenya ku laashay natiijadii Doorashada Kenya ee uu isaga…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga lacag fara badan ku bixiyay taageerada iy dib u dhiska Soomaaliya.
Dublamaasi u dhashay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku tilmaamay khudbaddii uu madaxwayne Trump ka jeediyay shirka golaha loo dhan yahay ee…
