Browsing: Caalamka
Madaxweynaha waddanka Iiraan, Xasan Ruuxaani, ayaa khudbad uu ka jeediyay Qaramada Midoobay waxa uu si xooggan ugu cambaareeyay dhaleecaynta uu…
Garsoorayasha maxkamadda ugu sareysa Kenya ayaa maanta soo bandhigay guddoon faahfaahsan oo ku saabsan sababta ay u laaleen natiijada doorashadii…
Haweeneyda hoggaamisa xukuumadda Dalka Myanmar oo ku fashikantay inay wax ka qabato ama cambaareyso xasuuq milateriga dalkeeda ku hayaan muslimiinta…
Dowladda Mareykanka ayaa u sheegtay Itoobiya in ay baarto 55 qof oo la sheegay in ay ku dhinteen dagaal qowmiyadeed…
Madaxweynaha Turkiga Rejeo Dayip Erdogan ayaa kulan la yeeshay Haweeneyda asalkeedu Soomaaliga ah ee ka tirsan Golaha Wakiilada Mareykanka ee…
Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dalalka Isbaheysiga Sacuudiha iyo Qatar ayaa gaara inay isku dacweeyaan shirkadaha waaweyn ee leh baraha…
Booliska Ingiriiska ayaa qabtay nin 18 jir ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii shalay London lagula beegsaday…
Dowladda Itoobiya ayaa faragelisay xiisadda ka dhex taagan Soomaalida iyo Oromada oo dad badan iska laayay dhowaan.
Waxaa meel kasta is qabaday qeylo dhaanta ka taagan xasuuqa iyo isir sifeynta lagu hayo muslimiinta tirada yar ee Rohingya,…
Wararka ka imanaya magaalada Jig Jiga ee caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in halkaas aas wadareed loogu…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Gaari cusub hadiyad ahaan u siiyay xildhibaanka da’da yar ee dhowaan sida la yaabka leh…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax lala beegsaday tareen ka mid ah kuwa London ee dhulka hoostiisa mara.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax laga maqlay Tareen dhulka hoostiisa mara magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa aroornimadi hore ee Jimcaha maanta ah tijaabisay gantaal kale oo ay dul marsiisay hawada Japan, maalmo…
Xildhibaan ka tirsan xisbiga talada haya ee Jubilee ayaa codsi horgeeyay guddiga adeegga garsoorka Kenya, waxaana jira mooshin la hadal…
Xoghayaha guud ee Qaramda Midoobay António Guterres ayaa ku tilmaamay barakacinta lagu hayo bulshada Rohingya ee dalka Myanmar mid isir…
Ugu yaraan 25 ruux oo arday iyo macalimiin ay ka mid yihiin ayaa ku dhintay dab ka kacay madariso islaami…
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay in ka badan lix boqolna way ku barakaceen dibadbaxyo cusub oo ka bilowday…
Haweeneyda muslimka ah ee Halima Yacqub ayaa loo doortay madaxweynaha dalka Qaniga ah ee Signapore.
