Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Haweeneyda hoggaamisa Myanmar Aung San Suu Kyi oo lagala noqonayo Abaalmarinno caalami ah

    Haweeneyda hoggaamisa Myanmar Aung San Suu Kyi oo lagala noqonayo Abaalmarinno caalami ah

    September 20, 2017Updated:September 20, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Haweeneyda hoggaamisa xukuumadda Dalka Myanmar oo ku fashikantay inay wax ka qabato ama cambaareyso xasuuq milateriga dalkeeda ku hayaan muslimiinta tirada yar ee Rohingya ayaa wajaheysa in lagala noqdo abaalmarimo ay siiyeen jaamacado iyo xarumo ku yaalla  dalka Ingiriiska.

    Ururka UNISON oo ah ururka labaad ee ugu weyn shaqaalaha dalka Ingiriiska ayaa shaaciyay inuu kala noqonayo Aung San Suu Kyi abaalmarin uu siiyay xilligii ay ahayd siyaasi u xiran kooxda milatariga dalkaasi.

    Arrintan ayaa soo baxday iyadoo jaamacado kala duwan oo ku yaalla UK ay ku dhawaaqeen inay ka fiirsanayaan kala noqoshada abaalmarinno iyo aqoonsiyo ay siiyeen haweeneyda Aung San Suu Kyi.

    Ururka UNISON ayaa sheegay inay meesha ka saareen xubin sharafeedkii ay siiyeen Aung San Suu Kyi, waxayna ugu baaqeen haweeneydaasi inay cambaareyso falalka lagu hayo muslimiinta Rohingya.

    “Xaaladda ay wajahayaan dadka Rohinyga waa wax laga naxo.. xubin sharafeedkii aan siinay Aung San Suu Kyi waan joojinay, waxaanan rajeyneynaa inay ka jawaabto cadaadiska beesha caalaamka” ayay tiri Guddoomiyaha ururka UNISON Margaret McKee.

    Jaamacado ay ka mid yihiin  London School of Economics, Oxford iyo Jaamcado kale ayaa ku dhawaaqay inay dib u eegis ku sameynayaan abaalmarinnadii ay siiyeen haweeneya madaxa ka ah xukuumadda Myanmar.

    Ururka Amnesty Intarnational ayaa ku sifeeyay warkii ay shalay jeedisay Aung San Suu Kyi inuusan ahayn oo kaliya mid xaqiiqada ka been sheegaya, balse ay cambaareyneyso dadka la beegsaday muslimiinta Rohingya.

    Aung San Suu Kyi Burma Myanmar Rohingya
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBaarlamaanka oo ka doodaya Saddex Qodob u muhiim ah [Heshiiska Maxaabiis isu celinta..]
    Next Article Gabar iska tuurtay Hotel ku yaalla Magaalada Muqdisho oo dhaawac culus soo gaaray

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo