Browsing: Caalamka
Dawladda Turkiga ayaa sixiixday heshiis muran dhaliyay oo ay Ruushka kaga soo gadanayso lidka diyaaradaha ee S-400, si ay ugu…
Haweeneydii ugu horeysay ee muslim ah ayaa dhowaan madaxweyne ka noqoneysa Dalka Singapore oo ka mida dalalka ugu qanisan dunida.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aan kala har lahayn waxa uu ugu codeeyay in cunaqabateyn adag lagu soo…
Amiirka Dalka Qatar Tamii Bin Xamad Althani ayaa maanta booqday saldhigga milateri ee Mareykanka ugu weyn Bariga Dhexe.
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in haddii Raila Odinga uu ku soo baxo doorashada ku celiska ah ee…
Warar laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in Boqortooyada Sacuudiga ay xirtay culimo dhowr ah oo caan ka ah dalkaasi…
Booliska Adduunka ee Interpol ayaa liiska dadka loo raadinayo dembiyo ay galeen ka saaray Sheekha caanka ah ee Sheekh Yuusuf Alqardaawi.
Waxaa la xaqiijiyay in dalka Ciraaq lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax…
Amiirka dalka Qatar ayaa taleefanka kula xiriiray dhaxal-sugaha boqortooyada Sucuudiga si uu ugala hadlo dhibaatada soo foodsaartay xiriirkii ka dhaxeeyay…
Xiisadda ka dhex aloosan guddiga doorashooyinka Kenya ayaa sii xoogaysatay ka dib markii ay dibadda u soo baxday warqad la…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa go’aan cusub oo yaab leh ka qaatay khilaafka lka taagan Khaliijka, isagoo sheegay in u…
Turkiga ayaa shjeegay inuu qaadanayo haweeney 106 sano jir ah oo laga soo masaafurinayo dalka Sweden kadib markii dalkaasi looga…
hirkadda Facebook ayaa heshay in Ruushku uu maalgaliyay fariimo siyaasadeed iyo ol’ole bulshada kala qaybinaya oo loo adeegsaday barteeda ay…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka fiirsan doonto shaqsiyaadka ka tirsan Jabhadda ONLF ee ku…
Dowladda Qatar ayaa xariga ka jartay Dekadda Caalamiga ah ee Hamad oo noqoneysa dekadda ugu Bariga dhexe.
Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa ku hanjabay inuusan ka qeyb geli doonin doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah…
Haweeney Soomaaliyeed ayaa ku dhimatay, weriye caan ahna waa ku dhaawacmay shil ka dhcay dalka Mareykanka.
Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arinta Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse…
Guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha Kenya ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17-ka bisha Oktoobar la qaban doono doorashada madaxweynenimo ee…
Kuuriyada waqooyi ayaa shaacisay inay ku guulaysatay tijaabada hub Nukleer ah oo ay xanbaari karaan gantaalada riddada dheer.
