Browsing: Caalamka
Maxkamadda ugu sarraysa dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii madaxweynenimada.
Madaxweynaha Kenya ee dib u doorashadiisa ay sharci darro ka dhigtay Maxkamadda sare ee dalkaasi ayaa war cad kasoo saaray…
Maxkamadda sare ayaa go’aamisay in doorashada madaxtinimada dalkaasi ee dhacday August 8, 2017 dib loogu noqonayo.
In ka bandan laba milyan oo xaaji ayaa maanta taagan buurta Carafa ee magaalada Maka, iyadoo maanta ay tahay maalinta…
In ka badan laba Milayn oo xujey ah aya ku sugan magaalooyinka barakeysan ee Maka Almukarama, waxaana bilaabanaya waajibaadka Xajka…
Sacuudiga ayaa diyaar garowgii ugu weynaa ugu jirta sugidda ammaanka xajka iyo xujeyda sanadkan.
Kuuriyada Woqooyi ayaa gantaal ay ridday dul marisay woqooyiga Japan oo wuxu ku dhacay badda.
Magaalada Houston ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ku dhufatay duufaan xooggan oo ah tii ugu culseyd inta lagu hayo taariikhda…
Golaha Xaquuqul Insaanka ee dalka Qatar ayaa shaaciyey tirada dadka reer Qatar ee laga horjoogsaday inay sanadkan soo gutaan waajibaadka…
Booliska dalka Belgium ayaa sheegaya in bartmaha magaalada Brusells lagu toogtay nin Toorey ku hubeysnaa oo weeraray labo askari.
Dawladda Qatar ayaa si dhamaystiran u soo celisay calaaqaadkii dublamaasiyadeed ee ay dawladda Iiraan la lahaan jirtay, iyada oo iska…
Thailand ayaa sheegtay in raysal wasaarihii hore ee dalkaasi Yingluck Shinawatra ay baxsatay, iyadoo ku guul darreysatay inay ka soo…
Kolonyo baabuur xamuul ah oo aan badnayn oo qayb ahaan uusan darawal wadin ayaa lagu tijaabin doonaa wadooyinka waawayn ee…
Warbaahinta Itoobiya ayaa sheegtay in 13 qof ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday garnayl oo ka dhacay magaalada Jimma ee…
Gaari ay saaran yihiin haamo shidaal oo yaryar ayaa laga helay meel u dhaw goob lagu qaban lahaa bandhig faneed…
Nin Soomaali ah ayaa xaaskiisa ku dilay dalka Ingiriiska, sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaasi.
Magaalada Washington iyo qaybo badan oo Maraykanka haatan waxaa laga dareemayaa Qorax madoobaad. Haddaba Ismail Farjar ayaa booqday goob ay…
Ninkii ka danbeeyay weerarkii baabuurka loo adeegsaday ee lagu jiiray dad fara badan magaalada Barcelona ayaa goor dhoweyd la shaaciyay…
Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho…
Toban badmaax ayaa la la’yahay shan kalena dhaawac ayaa soo gaaray ka dib markii ay isku dhaceen Markab kuwa wax…
