Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DAAWO SAWIRRO: Magaalo ka tirsan Mareykanka oo guud ahaan Daadad Buuxiyeen [Duufaanta Harvey]

    DAAWO SAWIRRO: Magaalo ka tirsan Mareykanka oo guud ahaan Daadad Buuxiyeen [Duufaanta Harvey]

    August 28, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Houston ee dalka Mareykanka ayaa waxaa ku dhufatay duufaan xooggan oo ah tii ugu culseyd inta lagu hayo taariikhda gobolka Texas, sida ay sheegayaan saraakiisha dalkaasi .

    Roob cabbirka biyihiisu ay yihiin (75cm) ayaa ku da`ay magaalada xilli duufaanta Harvey oo dabeylo xooggan wadata ay ku dhufatay magaalada, taas oo wadoooyinka u beddeshay webiyo.

    Magaalada ayaa la filayaa in roobkii sanadka ku di`i lahaa oo dhan uu ka da`o toddobaad gudahood. Shan qof ayaa lagu soo warramayaa inay dhinteen. Helikobtarro ayaa dhibbayaasha ka daad-gureynaya saqafyada korkooda.

    Iyadoo adeegyada samata-bixinta aysan wada gaari Karin dadka, ayay dad badan ku qasbanaadeen inay is samata-bixiyaan.

    Isbitaallada ayaa laga baxay, kumannaan qofna ayaana koronto la`aan ah.

    Iskuullo badan ayaa xiran – iyadoo labada garoon ee ugu weyn ay gebi haanba biyo fadhiyaan.

    Houston
    Qoysas badan ayaa is dabbaraya si ay uga baxsadaan daadadka
    Houston
    Waddooyin badan oo magaalada ku yaalla ayaa noqday kuwo aan la isticmaalin karin
    Houston
    Helikobtarrada ayaa door weyn ka cayaaray ka samata-bixinta dadka goobaha uu daadku ku fatahay

    Ilaa 2,000 oo qof ayaa laga soo badbaadiyay gudaha iyo agagaarka magaalada Houston, iyadoo roob xooggan uu ka da`ayo gobolka Texas.

    Waxaa jira warar sheegaya in laga yaabo in dad ay ku dhinteen gawaari biyaha ku hoos jira, balse baaritaanno ayaa socda. Waaxda arrimaha cimilada Mareykanka (NWS) ayaa sheegtay in xaaladdu ay tahay mid culus oo aan mealna looga bixi karin magaalada.

    Duufaan Harvey Houston Texas US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAqalka Sare oo ku soo biiray Baaritaanka Weerarkii Bariire & Guddi loo xilsaaray [Akhriso]
    Next Article AKHRISO: Warbixin Xasaasi ah oo ku saabsan Saldhiga Milateri ee Turkiga ka furayo Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo