Browsing: Caalamka
Xiisadda ka dhex taagan dalalka Sacuudiga iyo Qatar ayaa kasii dartay iyadoo dagaalka warbaahineed ee labada dal uu marayo heerkii…
Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa goor dhaw ka dagay magaalada Abuja ka dib markii lagu soo dawaynayay magaalada London…
Booliska dalka Spain ayaa sheegay in qofka looga shakisan yahay inuu qaaday weerrarkii Barcelona uu weli baxsaday yahay ayna baadi…
War ay goor dhow baahiyeen warbaahinta Mareykanka ayaasheegaya inuu shaqada ka tegay madixii qorsheynta Madaxweyne Donald Trump ee Aqalka Cad…
Nin Toorey ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday shacab ah ku sugnaa bartamaha magaaladda Turku ee galbeedka dalka Finland.
Booliska dalka Spain ee magaalada Barcelona shaacisay shaqsigii ka danbeeyay weerarkii dhiigga badan ku daatay ee loo adeegsaday Baabuur weyn…
Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Alshabaab ayaa dad ku gowracday degaan ka tirsan Gobolka Xeebta ee dalka Kenya.
Dadka ku dhintay weerarkii loo adeegsaday baabuurka ayaa gaaray 13 qof, iyadoo dhaawaca uu ka badan yahay 32 kale, magaalada…
Laba qof ayaa ku dhimatay ilaa 25 kalena waa ku dhaawacmeen weerar gaari weyn oo lagu jiiray dad ku sugnaa…
Wararka laga helayo magaalada Barcelona ee dalja Spain ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay weerar loo adeegsaday Gaari oo…
Dowladda Qatar ayaa ka hadashay go’aankii kasoo baxay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ee ku saabsanaa xujeyda dalka Qatar.
Dowladda Turkiga ayaa Soomaaliya u soo direysa in ku dhow 400 Askari, kuwaasi oo ka hawl-geli doona Saldhigga Milliteri ee…
Boqorka Sacuudiga Salman Bin C/casiis ayaa bixin doona sanadkan dhammaan wixii kharash ah oo ku baxaya Xujeyda ah muwaadiniinta dalka…
Boqorka Sacuudiga ayaa amar ku bixiyay in diyaarado toos ah loo diro oo magaalada Dooxa ee dalka Qatar kasoo qaaday…
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Ra’ila Odinga ayaa ku dhawaaqay go’aankii lag sugayay ee ku saabsan natiijada doorashada dalkaasi ka dhacday.
Haween is-miidaamiyey ayaa isku qarxiyay, islamarkaana 27 qof oo ku dil suuq ku yaalla waqooyiga bari ee dalka Nigeria maanta.
Olole looga horjeedo Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sii fidaya dalka Mareykanka kadib markii uu si isku mida u cambareeyay…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa taariikh cusub ka dhigay baraha bulshada kadib markii uu Axadii bartiisa Twitter-ka soo…
Hoggaaminaya dalka Kuuriyada Waqooyi wiilka yar ee Kim Jong-un ayaa dib u dhigay qorshe weerar gantaallo ah lagu qaadi lahaa jasiirada…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa marki ugu horreysay Isniinti si rasmi ah u cambaareeyey kooxaha ay la weyntahay caddaanimada ee…
