Browsing: Caalamka
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ugu baaqay mucaaradka inay ka fogaadaan dibadbaxyada rabshadaha wata, islamarkaana diidmo kasta oo ay ka…
Toddoba iyo toban qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen weerar looga shakisan yahay in koox jihaad doon ah…
Hoggaamiyaha Mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga oo goor dhoweyd saxaafadda la hadlay ayaa soo saaray war culus.
Gaari si xowli ah ku socda ayaa lagu jiiray Cunsuriyiin caddaan ah oo ku bannaabaxaya magaalada Charlottesville ee ka mida Gobolka Virginia,…
Mas’uuliyiinta magaalada Charlottesville ee ka mida Gobolka Virginia, ee dalka Mareykanka ayaa xaalad degdeg ah ku soo rogay magaaladaasi.
Korjoogayaasha caalamiga ah ee la socday doorashada dalka Kenya ee 8-da Bishan ka dhacday dalkaasi ayaa shaaciyay natiijada ay iyagu…
Rabshado kala duwan ayaa hareeyay meelaha ay ku badan yihiin taageerayaasha Musharaxa mucaaradka Kenya ee Raila Odinga, kadib markii xalay…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in rabshado ay caawa ka dhacayaan magaalooyinka Nairobi iyo Kisumu.
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay in Uhuru Kenyatta uu mar labaad ku guuleystay xilka madaxweynaha dalka Kenya, kadib markii uu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in guddiga doorashada Kenya ay shaaciyeen in Uhuru Kenyatta uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha…
Sheeko yaab leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay xarunta Bomas ee lagu shaacinayay natiikada doorashada dalka Kenya.
https://www.facebook.com/bbcsomali/videos/10155226145914475/
Madaxda Mucaaradka Kenya oo goor dhow saxaafadda kula hadlay xarunta guddiga Doorashada ee Bomas ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon…
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqayaa natiijada Doorashada dalka Kenya, iyadoo xarunta Guddiga Doorashada dalkaasi ee Bomas, magaalada Nairobi ay isugu…
Madaxweynaha Mareykanka ayaa sheegay inuu amray weerar ay Ciidamada Mareykanka ka fuliyeen Soomaaliya.
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqayaa natiijada Doorashada dalka Kenya, iyadoo xarunta Guddiga Doorashada dalkaasi ee Bomas, magaalada Nairobi ay isugu…
Gudida doorashooyinka Kenya ayaa sheegtay in ay ku hawlan tahay in ay sida ugu dhakhsaha badan u shaaciso natiijada kama…
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa dalka Kuuriyada Waqooyi uga digay in ay dhibaato aad u darran la kulmi doonto…
Isbaheysiga Mucaaradka dalk Kenya ayaa ku dhawaaqay in musharaxooda uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimda dalka Kenya.
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya, kana mid ahaa musharixiinta mucaaradka dalka Kenya ayaa si kulul uga hadlay doorashada…
