Korjoogayaasha caalamiga ah ee la socday doorashada dalka Kenya ee 8-da Bishan ka dhacday dalkaasi ayaa shaaciyay natiijada ay iyagu hubiyeen.
Natiijadan ayaa la mida kuwii ay xalay baahiyeen Guddiga madaxda bannaan ee doorashada dalka Kenya IEBC, waxaan u dhaxeeya farqi aad u yar oo aan wax macne ah sameyneynin.
Hore ayay u sheegeen wakiilada ka socday Mareykanka, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD inay doorashada Kenya u dhacday si xor iyo xalaal ah, iyagoo ka hor yimid sheegashada mucaaradka ee ah in xaday ama lagu shubtay.
HOOS KA AKHRISO NATIIJADA IYO FARQIGA


![Kor-joogayaasha Doorashadii Kenya oo shaaciyay Natiijo cusub [Maxaa isbedelay?]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/08/20813760_10155226167039475_9100750351186788352_n.jpg)