Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo duqeyn lagu dilay Dalka Ciraaq

    Wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya oo duqeyn lagu dilay Dalka Ciraaq

    September 10, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa la xaqiijiyay in dalka Ciraaq lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

    Wiilkan oo ka tirsanaa kooxda Khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa heysta dhalashada Canada, waxaana lagu magcaabi jiray Faarax Maxamed Shirdoon, wuxuuna hore ugu biiray Daacish isagoo barbar dagaalami jiray kooxdaasi.

    Sida ay qortay jariirada SUN ee kasoo baxda magaalada uu ka soo jeedo wiilkan ee Calgary, waxaa lagu dilay duqeyn bishii July ee sannadkii 2015-kii ka dhacday magaalladda Mosul ee dalka Iraq.

    Sarkaal u hadlay Xafiiska Arrimaha Dadweynaha ee Taliska Dhexe ee Milliteriga Maraykanka ayaa warkaasi ku xaqiijiyey Wareysi uu siiyey Wargseyska Postmedia ee ka soo baxa magaalladda Toronto ee dalka Canada.

    Faarax Maxamed Shirdoon wuxuu  uu ku dhashay magaalladda Toronto ee dalka Kanada, ka hor intaysan  Qoyskiisa u soo wareegin magaalladda Kalagari oo uu wax ku bartay.

    Faarax Maxamed Shirdoon oo 24-jir ahaa, laguna naanaysi jirey Abu Usaamah Asoomaali waxa dalka Syria tegay Sanadkii 2014-kii, waxa uu noqday ahaa Afhayeenka Rasmiga ee Dagaalamayaasha Kooxda Daacish. Isagoo soo bandhigay Muuqaalo xayeysiin u ah Kooxda Daacish iyo kuwo uu ku cabsi gelin jirey dalalka Reer Galbeedka.

    Muuqaal Video oo uu soo saaray sannadkii 2014-kii waxa uu fariin goodin ah u diray Dadka Maraykanka iyo kuwa Kanada, isagoo sheegay inay Kooxda Daacish burburin doonto dalalkaasi.

    Abu Usamah as-Somali waxa kale oo uu sheegay inuu Alle dartiisa uga soo tegay Noloshii uu ku haystay dalka Kanada, wuxuuna meel Fagaare ah ku gubay Baasaboorkiisa  dalka Canada, iyadoo marar badan la shaaciyay in la dilay.

    Calgary Canada Daish Faarax Maxamed Shirdoon Farah Mohamed Shirdon ISIS
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Weriyeyaal ku dhaawacmay Qarixii Beledweyne & Wararkii ugu danbeeyay
    Next Article Three Killed on Suicide Attack in Central Somalia

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo