Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Madaxweynaha Uganda 5000 Askari u soo diraya Soomaaliya [Akhriso shuruud uu ku xiray]

    Madaxweynaha Uganda 5000 Askari u soo diraya Soomaaliya [Akhriso shuruud uu ku xiray]

    October 27, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Uganda Museveni ayaa sheegay in 5,000 oo askar dheeraad ah uu diyaar ula yahay inuu Soomaaliya usoo diro si ay kaga qeyb qataan dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ee ciidamada Midowga Afrika ka wadaan Soomaaliya.
    Madaxweyne Museveni ayaa sheegay in Dowladiisu ay awooddo ciidamada intaa la eg iyo in ka badanba, balse waxa uu shuruud ugu dhigay in la helo cid bixisa Mushaarkooda iyo qalabka ay ku howl galayaan. Hadalkaan ayuu Madaxweynaha Uganda u sheegay Xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika ee Mr Donald Yamamoto.

    Xog-hayaha ayaa madaxweyne Yuweri Museveni ka dalbaday ciidamo dheeraad ah oo uu usoo diro Soomaaliya, si ay kaga qeyb qaataan howlgalka cusub ee Soomaaliya, Balse Madaxweyne Museveni waxa uu sheegay hadii Mareykanka laga helo mushaaraadkooda iyo agabka ay ku howl galayaan.

    Wararka ayaa intaa raacinaya in Xog-hayaha uu sheegay in ay ka baaraan degayaan dhaqaalaha ku kacaya Ciidamadaasi, isla markaana ay Beesha Caalanka kala tashan doonaan sidii ciidankaas Soomaaliya loogu soo diri lahaa.

    Uganda Soomaaliya waxaa ka joogo in ka badan 6,000 oo askari kuna howl galaya Magaca AMISOM, Waxayna dalka joogaan 10-sano, Sidoo kale Uganda ayaa noqotay Hogaamiyaasha Ciidamada AMISOM, Maadaama ay yihiin Ciidankii ugu horeeyey ee dalka la keenay.

    Mr. Yamamoda Xog-hayaha arrimaha dibadda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Afrika ayaa damacsan in waxyaabihii uu kala kulmay Madaxweyne Museveni uu hor geeyo Golaha amaanka si ay kaga arrinsadaan.

    Uganda ayaa bartamihii Todobaadkaan sheegtay in Soomaaliya ay usoo direyso Ciidamadeeda Gaarka ah, kadib markii ay kulmeen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Museveni.

    Ciidamada gaarka ah Uganda ee qaabilsan la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada, Xukuumadda Kampala ka sheegin inta ay la eg yihiin iyo waqtiga ay soo dirayaan.

    AMISOM Uganda US Yoweri Musaveni
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQorshaha Amiirka dhaxal-sugaha Sacuudiga: Magaalo casri ah oo lagu dhisayo $500 Bilyan
    Next Article AKHRISO: Toban Qodob oo Sanbaloolshe ku soo bandhigay Xaaladda Sirdoonka Soomaaliya

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo